dahabshiil
Loading...

Khabiir Maraykan Ah Oo Madaxweyne Farmaajo Hal Qodob Oo Guul Ah U sheegay.

General Thomas Waldhauser oo ka tirsan Marines-ka Mareykanka, hogaamiyana AFRICOM ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo looga fadhiyo in uu dhiso ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya si ay dalka uga baxaan AMISOM.

 

Isaga oo ka hadlayey xarunta US Africa Command ee Stuttgart ayaa sheegay in bixitaanka AMISOM laga hadlayey in muddo ah, oo ay maalin iman doonto, Laakin waxaa uu intaasi raaciyay in ay ku xiran tahay sida dowladda Soomaaliya u dhisto ciidamada qalabka sida.

 

Arrintan ayaa waxaa ay timid kadib markii uu dalka Kenya ka bilowday muran ku saabsan joogitaanka ciidamadeeda ee dhulka Soomaaliya
Madaxweyne Uhuru waxaa uu aad u taageersan yahay in ay ciidamada sii jiigaan tan iyo inta Soomaaliya ka dhisaneyso ciidamo awood leh halka Raila Odinga uu doonayo in hadda la saaro.

 

Shirkii London ee May waxaa lagu heshiiyay in Soomaaliya yeelato 18 kun oo askari, si tartiib tartiib ahi uga baxaan AMISOM dhulka Soomaaliya.

Loading...

Daawo Video:Beesha Cali khaliif Oo Hambalyo U Dirtay Muuse Biixi kuna Goodiday Inuu Daaraha Garoowe Soo Taabto
- Nov 21, 2017
Kadib markii maanta Hogaamiye Loogu Doortay SNM muuse Biixi cabdi Ayaa waxaa markii ugu ...
Deg Deg Daawo sawiro:Burco Ay Ka Socoto Xabadu iyo Mudaharaad Socda Khasaare kala Duwan.
- Nov 21, 2017
Burco{Khaatumonews}Waxaa Hada Magaalada Burco ka qarxay  Mudaharaad Xoog leh Oo Ka dhashay Natiijada Doorashada ...
Deg Deg:Maleeshiyaadkii Somaliland Oo Kala jabay iyo Xiisad Sheikh Ka taagan.
- Nov 21, 2017
Kadib markii maanta lagu Dhawaaqay In Doorashadii dhawaanahan la saadaali naayay in Muuse Ku ...
War Deg Deg Ah Daawo Video:Madaxweynaha SNM Oo Hada Kumishinku shaaciyen Waa Kuma+sida Codadka Loo kala Helay”
- Nov 21, 2017
21.11.2017 Waxa Hadda Komishanka Dooroshooyinka Somaliland Si Rasmi ah ugu Dhawaaqen Natiijadi Dooroshooyinka Qabsoomay ...
Deg Deg Daawo Video:LIVE Natiijada Doorashada Somaliland Oo Hada La shaacinaayo.
- Nov 21, 2017