dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Magaca iyo Qabiilka Ninkii Isku Qarxiyay Beled-xaawo Oo Alshabab Soo Bandhigtay.

Warbaahinta Al-shabaab ayaa maanta shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii waday gaarigii isku qarxiyay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada Beledxawo.

 

Iss-miidaamiyaha fuliyay weerarkii ay Alshabaab shalay muddo kooban ku qabsadeen degmada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa lagu magacaabaa Axmad Jaamac Nuur (Zubeyr), wuxuuna kaso jeedaa o u dhashay Qabiilka Reer Shabeelle.

 

Ninkan oo wareysi siiyay Warbaahinta Alshabaab ee Andalus ayaa sheegay inuu Alle ugu dhowaanayo camaliyada is-miidaaminta ah ee uu isu diyaariyay, waxaana uu ka hadlay ciidamada kusoo duulay Soomaaliya iyo dagaalka ay kula jiraan Gaaladda.

 

Alshabaab ayaa sheegatay in weerarkii Beledxawo ay ku dileen ilaa 30 askri, taasoo ay beeniyeen ciidamada dowladda iyo maamulka Jubbaland. Alshabaab ayaa shaacisa sawirradda, magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan is-miidaamiyeyaasha.

Loading...

Daawo sawiro:Dhacdo::Nin Ganacsade ah oo guursaday 120 Xaas iyo sida ay ku dhacday !!
- Sep 19, 2017
Godadlenimada waa sharci-darro gudaha dalka Thailand, hayeeshe taasi kama joogsan Casanova inuu 120 xaasas ...
War Deg Deg Ah Dhagayso:Maraykanka Oo Si Yaab leh Uga Hadlay Somalida Lagu Xasuuqay Itoobiya.
- Sep 19, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baarto 55 qof oo la sheegay ...
War Deg Deg Ah:Maxkamada Gaalkacayo Oo La hor keenay Ninkii Ku Gafay Nabi Maxamed S.C.W. iyo Go aan Maxkamdu Soo saartay maanta.
- Sep 19, 2017
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in ...
Deg Deg::Haweenayda Madaxweynaha ka ah Wadanka Islaamka lagu xasuqaayo Oo War yaab leh soo saartay.
- Sep 19, 2017
Hogaamiyaha dalka Myanmar, Aung San Suu Kyi ayaa sheegtay "in aysan ka baqaynin cambaaraynta ...
Deg Deg:Laba Wiil Oo Walaalo Ah Isku Diley Muqdisho Iyo Sababta Ka Danbeysa.
- Sep 19, 2017
Wararka naga soo gaaraya degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in ...