dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Burburkii Ugu Xuma Oo Hargeisa Ka jira iyo Xisbiga C/raxmaan ciro Oo Sheegay in Maleeshiyaadka SNM La Saften Muuse Biixi,

Waxaa Magaalada Hargeisa Xiligan ka taagan Buuq iyo Xiisad Siyasadeed oo u dhaxaysa Xisbiyada maamul Beeleedka SNM Kuwaaso ku tartamaaya Kursiga maamulkaasi Cida madaxweyne Ka noqon lahayd.

HALKA KA DAAWO VIDEO

Cabdiraxman Ciro Gudoomiyaha Xisbiga wadani ayaa sheegay in Maleeshiyaadka SNM ay la saften Muuse Biixi islamarkaana ay Ololaha kula jiran Kulmiye.

 

Dhinaca kale waxaa Arrinkaasi Beeniyay oo warbaahinta La hadlay Xubin Kamid ah Kooxda Muuse Biixi Ee Dusha loo saaray In Maleeshiyaadka SNM ay la safan yihiin kaaso waxba kama jiraan ku sheegay hadalkaasi.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Guddiga Kumishinka SNM Oo Hada War Deg deg Ah Soo Saaray kadib Dhawaaqi Cabdiraxmaan Cirro.
- Nov 16, 2017
Waxaa hada Magaalada Hargeisa Shir ku qabtay Guddiga Kumishinka doorashada maamulka SNM Oo ka ...
Deg Deg Daawo Video:Ceerigaabo Ay Ka Qaraxday iyo Isimada Habar yoonis Oo Dagaal Ku Dhawaaqay
- Nov 16, 2017
7:00 fiidnimo ee caawa ayaa waxa magaalada Ceerigaabo Kabilawday Muddaharaad Waxana Waddooyinka Waaweyn isugusoo ...
War Deg Deg ah Daawo Video::Cabdiraxmaan Ciro Cadhaysan Oo Hada Saxaafada La Hadlay
- Nov 16, 2017
Musharaxa Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland Cabdiraxmaan   Ciro ayaa goordhaweyd saxaafada la hadlay isagoona ...
War Deg Deg Daawo Video:Habar yoonis Oo Ku Dhawaaqday Wadani-land iyo Xaalada Burco Wali Kacsan
- Nov 16, 2017
Waxaa Wali Magaalada Burco uu Ka socdo Dagaal Udhexeeya Maleeshiyaad Daacad u ah Xisbiga ...
War Deg Deg Ah:Dagaal Ka Socda magaalada Burco.
- Nov 16, 2017
Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa Goordhaweyd waxaa ka Qarxay dagaal U dhexeeya ...