dahabshiil
Loading...

Dawlada Turkiga Oo Ruushka ka Soo Gadanaysa Gantaallaha Difaaca Ee….

Lidka diyaaradaha ee S-400 ayaa lagu rakibay saldhigga ciidammada cirka ee Ruushka ee Hmeimim airbase oo Suuriya ku yaalla

Dawladda Turkiga ayaa sixiixday heshiis muran dhaliyay oo ay Ruushka kaga soo gadanayso lidka diyaaradaha ee S-400, si ay ugu xoojiso ciidammadeeda.

 

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisu uu bixiyay carbuunta heshiiskan oo lagu qiyaasay 2.5 bilyan oo doolar.

 

Turkiga ayaa leh ciidammada labaad ee ugu badan ee Gaashaanbuurta Nato, dalalka xulafada ku jirana waxaa lagu booriyay in ay iibsadaan hub kuwaas u dhigma.

 

Turkiga ayaa calaaqaad dhaw la yeeshay Ruushka wixii ka dambeeyay markii uu xumaaday calaaqaadkii ay la lahaayeen Maraykanka.

 

Turkiga ayaa ka soo horjeeda taageerada Maraykanka ee jabhadda YPG ee Kurdiyiinta Suuriya.

 

Ruushka ayaa sheegay in hannaanka S-400 uu gaari karo 400 km wuxuuna isku mar soo ridi karaa 80 bartilmaameed.

Loading...

Deg Deg Daawo sawiro:Ra’iisal Wasaare Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga Kulmay Maxayse Kawada Hadlen?
- Sep 20, 2017
New York {Khaatumo News}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulamo ...
Deg Deg Daawo Video::Shiekh Shibli Oo Raali Galiyay Beesha Jareer,
- Sep 20, 2017
Sheikh Shibli Ayaa Raali Galin Ka Bixiyay  Hadal Qeyb kamid ah Beelaha Soomaaliyeed Dhibsaden ...
Deg Deg Daawo Video:Burco Dhaawaca Lix Ruux iyo Hal Dhimasho Ah Faahfaahin….
- Sep 20, 2017
Burco{Khaatumonews}Waxaa Magaalada Buro Goordhaweyd ka dhacay Shil aad u naxdin Badan oo Sababay Dhimashada ...
Daawo Video:Cudurka Alibinoska Nin Qaba Oo Ka Hadlay Dhibta Soomaalidu Ku Hayso
- Sep 20, 2017
Eryal Tv Ayaa Warbixin Ka Diyaariyay Mid kamid ah Dadka qaba xanuunka Alibinoska oo ...
Daawo Video:Wax kabaro Dalka Jayna Hadad Maqashay Oo kaliya Warbixin Kooban.
- Sep 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin Ku Soo Bandhigayna Macluumaad kooban oo looga Hadlaayo  Waa kuma dalka ...