dahabshiil
Loading...

Daawo Video:Xaaska Qalbi Dhagax Ee Dalka Kenya Oo Ka Hadashay Arrin Sir Ah.

Marwada Koobaad ee Qalbi Dhagax Kuna sugan Dalka Kenya ayaa iyadoo Ay Hareera Joogan caruurtii ilma Qalbi Dhagax Ka hadashay Laba arrimood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Marka  Hore waxaa ay fariin u dirtay labada Gole  Ee Barlamaanka Soomaaliya inay Meel cad iska taagan Arrinta Cabdikariim Sh Muuse Qalbi Dhagax.

 

Ugu danbayntiina Waxaa ay Ka hadashay gabadh Sheegatay in ay tahay xaaska Qalbi Dhagax oo ku Sugan Jigjiga” Anaa xaaskiisa Koobaad ah Qalbi dhagax ma jirto Xaas u deganaa Jigjiga waa been Qalbi Dhagax sadex xaas ayuu leeyahay laba xamar Ayay jogan iyo anig’ Ayay tidhi. 

Loading...

Deg Deg::Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe oo Xabsi Guri la Geliyay
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha ugu waqtiga dheer xilligan qaaradda Afrika ayaa gurigiisa lagu xayiray kadib markii ay ...
Deg Deg Daawo Video:Haweenay Lagu Xidhay kooxda Wadani Ka Hadashay Sida Wax U Dhecen.
- Nov 15, 2017
Haweenay kamid ahayd Kooxda Cabdiraxmaan ciro Oo lagu xidhay Duleedka Gabiley Ayaa ka hadashay ...
Deg Deg Daawo Video::Puntland ka Hadashay Doorashada SNM iyo Dhulka Warsangali Siday uga Hor Istaagen.
- Nov 15, 2017
Axmed Cabdilaahi Dawlad Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Oo Ku Soo Laabtay Magaalada  Garoowe Ayaa ...
Deg Deg Daawo Video:Afhayeenka Khaatumo Oo Si Yaab leh Uga Hadlay Doorashada SNM.
- Nov 15, 2017
Faysal Cali Mas Afhayeenka jaaliyadaha Khaatumo ee wadanka Imaaraadka oo warhaabinta goordhaweyd kala hadlay ...
Deg Deg Daawo Video:kooxda Muuse Biixi Oo Sheegtay In Ay Iyagu Guusha Sitan.Xili kooxda Ciro U Dabaaldagayso Inay Guuleesten.
- Nov 15, 2017
Magaalooyiinka Hargeisa,Burco iyo Berbera waxaa ka taagan Hada Xiisad iyo Dabaaldagyo kala duwan oo ...