dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Shirar Buuhoodle iyo xamar Ka Socda Ujeedka Oo Ah Sidii Loo Dooranlaha Madaxweyne iyo Gudoomiye Barlamaan Oo Khaatumo.

Waxaa Magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya  Ka  Soconaaya Abaabul Xoog Leh Oo ay wadaan Masuliyiin kamid ah Xukumada Khaatumo Inta Aan Jiidhin Dastuurka khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Abaabulkan ayaa ah Mid Xoog leh Oo Dawlada Soomaaiya Ku gacan Siinayso Madaxda Khaatumo Sidi Isbadal xoog leh loogu samaynlaha Madaxda Khaatumo.

 

Dhinaca kale Magaalada Buuhoodle iyana waxaa ka Soconaaya Shir Looga Hadlaayo Isla arrimaha xamar Ka socda Ee Samaynta madaxweyne Cusub iyo Gudoomiye Barlamaan.

 

Labada shir ee Buuhoodle iyo Xamar ayaa Ah kuwo Badbaado u ah Jiritaanka Khaatumo iyo Midnimada Soomaaliya Kadib Markii ay qaaten cali khaliif Galaydh iyo Maxamuud Sheikh cumar Mabda Ah Gooni goosadka Somaliland,

 

Bilaha Soo Socda Ayaa La Filaya In Isbadalkaasi Lagu Dhawaaqo Islamarkaana Shir Balaadhan Uu ka dhaco Buuhodoe halkana Lagu Doorto Xukumad Cusub.

 

Dhinaca Kale Barlamaanka Khaatumo Ayaa iyana  Intooda Badan Ku gacan Saydhay Heshiiskaasi Lagu baabinaayo Halgankii  8 sano Shacabka Khaatumo Ku jiray iyo maamulkooda Khaatumo.

 

Wixii Warar Ah  Ee Ka Soo Kordha  kala soco Khaatumonews.com

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Waraysi Xiiso Badan Abwaan Reer Buuhoodle Ah.
- Jan 17, 2018

Safarka Farmaajo ka dib, malaga maarmayaa ciidammada ajaaniibta ah?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar ...
Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...