dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Golaha Odayaasha khaatumo Oo Heshiiskii Hargeisa Darbeeyay

Golaha Odayaasha Khaatumo Ayaa War culus Oo Guul  U ah shacabka Khaatumo ku Dhawaaqay Sheegay in ay Ka Soo Hor jeedaan Islamarkaana aanay Aqbalayn Heshiiska Hargeisa ee Somaliland Ku biirida ah dadka Deegaankana looga saarayo  laguna baabinaayo khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdirashiid Macalin faarax Kamid ah Golaha sare odayaasha Khaatumo Ayaa Waraysi dheer u bixiyay Kaga Xog Waramay heshiiskaasi,

Daawo Video:Sidii Loo Joojiyay Dagaalkii Buuhoodle Shacab Gacmaha Taagaya Oo Badhtamaha Ugalay Goobta xabadu ka socotey
- Aug 20, 2017
Shabakada caalamiga Khaatumo News waxay halkan idiin ku soo bandhigaysa Muqaal naxdin leh oo ...
Deg Deg Daawo Video:Fanaanad Caan Ah Oo Si Qiiro leh Uga Hadashay Xaalada Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa markii ugu horeesay Dagaalka Nasiib darada  ah ee ka dhacay Buuhoodle ka hadashay ...
Cali khaliif iyo Kooxdiisi Oo Walwal Culus Soo Food Saaray Kuna Dhow Iney Ka Baxan Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa Muran iyo Buuq Hadheeyay Hotelka ay ka dagan yihiin Buuhoodle Xulufada cali khaliif ...
Daawo Video:Xubintii kala Maan Ee KalsanTv Somaliland iyo Puntland Oo imaaraadku Heshisiinaayo.
- Aug 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna muqaalka Xubintii Xiisaha lahayd Ee kala maan oo ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdixakiim Camey Ka Hadalay Dagaalka Buuhoodle.
- Aug 20, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim camey Mr baabul oo warbaahinta maamulka Puntland kula ...