dahabshiil

Maqaal::Kooban””Dirta Isaaq iyo Daraawiishta Dhulbahante Dhulkan Oo Guumayste Cad Haysto Ayay Heshiin Waayen!

Waa Warbixin Kooban oo aan Ku iftiiminaayo  Qorshaha Ah In Isaaq iyo dhulbahnate wax Isku Darsadan Hadii Si kale loo Dhigo in khaatumo iyo Somaliland Isku Noqdan Hal Nidaam oo Ka jira Dhulka La odhan Jiray Waqooyi Soomaaliya.

 

Beelaha isaaq iyo Dhulbahante waxaa ay Ahaayen kuwo Fac weyn Kuna wada Noola Degaanada waqooyiga Iyadan Dawlad Soomaaliyeed Jirin Oo Gumeeste Cad Haysto.

 

Dhulkan Oo Aysan Jirin wax xaasaasiyad Ah Islamarkaana dadki intan ka yara Ahaana Dad reer guura ah waxaa Ka jiray Is fahan Xumo dhex taalay Beelaha isaaq iyo Dhulbahante kuwaaso xiliga isku ahaa Lid.

 

Maanta  oo maamul iyo nidaam labaduba u dhisan yahay islamarkaana Dhiig badan iyo Dhul ku kala maqan yahay Isaaq iyo dhulbahante Muxuu noqonayaa Heshiiska Indho Xidhka ah ee Aqoonyahanadii  Ugu waaweyna Dhulbahante ku taliye.

 

Labo  Ha la iiga Jawaabo.

Isaaq ma Ogol yahay In ay Ila Dhistan khaatumo kana Tanaasulan Nidaamka U Dhisam?

 

Dhulbahante Ma Ogol yahay In uu ka tanaasulo wiilashii lagu xasuuqay Saaxdheer, Kalabaydh, laascaanood .Taleex Xudun ,Buuhoodle ,Widhwidh, Kalshaale iyo  Qadiyada Daraawiishtu u Halgan Tahay Ee Soomaaliweyn.

 

Ninka Ku  Fakaray Intaaso Dhan iyo In kale oo Ka Xun iyadoo ay dadkan  Dhex taal  Aan La Midoobo Nidaanka Gooni Goosadka ah waxaanu leenahay””Xiniiyaha Lagu Jar muxuu Dhiiqo Ku xamaartay.

 

Intaas waxaa Dheer In Beesha isaaq Aamin San tahay Wax la dhaho Somaliland nimo iyo Dawlad gaar Ah Anna Aan u ahay  Cadow  iyagoo Sida Digriga Carabka Ku soo Cel calinaaya faqash faqah iyo afweyne,

 

Maxaanu Ku Heshin Karna Aniga iyo wiilka isaaq Ee Lagu Canqariyay Cadow Gaagu waa Daarood Loona Dhisay taalooyinka Taariikhiga ah lana yidhi  cadowgaagu waa Faqash oo afweyne Ah dawlad  Ladhaho jamuuriyadda Soomaliland ayaa tahay dadkan samaroon iyo Dhulbahantena  waa Adaris,Ka Hadhay Faqashtii afweyne oo aad xoog ku haysato,

 

Anna waxaan aamin sanahay In  aan ahayn Ninkii Soomaaliweyn U Curiyay Calanka waxaan amin sanahay in aan ahay  Ninka fac weyn oo Ka Nasabad Wacan Dirta somalidiidka ah  Waxan uqoon sanahay  Inyar oo Cadho Kaga maqan Soomaaliya waxaan amin sanahay Somaaliweyn oo Awoowayaashay U dhinten!

Daawo Video:Sidii Loo Joojiyay Dagaalkii Buuhoodle Shacab Gacmaha Taagaya Oo Badhtamaha Ugalay Goobta xabadu ka socotey
- Aug 20, 2017
Shabakada caalamiga Khaatumo News waxay halkan idiin ku soo bandhigaysa Muqaal naxdin leh oo ...
Deg Deg Daawo Video:Fanaanad Caan Ah Oo Si Qiiro leh Uga Hadashay Xaalada Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa markii ugu horeesay Dagaalka Nasiib darada  ah ee ka dhacay Buuhoodle ka hadashay ...
Cali khaliif iyo Kooxdiisi Oo Walwal Culus Soo Food Saaray Kuna Dhow Iney Ka Baxan Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa Muran iyo Buuq Hadheeyay Hotelka ay ka dagan yihiin Buuhoodle Xulufada cali khaliif ...
Daawo Video:Xubintii kala Maan Ee KalsanTv Somaliland iyo Puntland Oo imaaraadku Heshisiinaayo.
- Aug 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna muqaalka Xubintii Xiisaha lahayd Ee kala maan oo ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdixakiim Camey Ka Hadalay Dagaalka Buuhoodle.
- Aug 20, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim camey Mr baabul oo warbaahinta maamulka Puntland kula ...