dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Suldaan Isaaq Ah oo yidhi”” Dhulbahante Somaliland Raaci Maaye Dastuurkeena Ayaan la Farin,

Hargeisa{Khaatumonews}Suldaam Cali Maxamed cabdiraxmaan Oo kamid ah isimada Beesha isaaq ayaa si xaqiiq ku jirto uga hadlay Heshiiska Dr Galaydh iyo somaliland ku Dhexmaray Hargeisa ee Lagu Sheegay Mid Dhulbahante Lagu Xero Galinaayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuuna yidhi Suldankaasi oo Warbaahinta Kula Hadlay Hargeisa””Anigu Nabada Mamiidani laakiin waxaan uga Gudbaya 1991 markii Gooni la isku taagay intaa Qoyska Dhulbahante Waalala Shiraayay intaas oo Shir ayaa Lagu heshiiyay Wax Ka Hirgalay Malaha waxaa jirtay Dawladii Riyaale in 40 Nin Loo Diray laascaanood walaalkay oo Awal Bari Ah ayaa Ku jiray 40 cisho ayaa shiraayay markii Halkaa Riyaale tagay Ee Loo Gogol Xaadhayna Suugbay kala Hor Tagen U jeedada aan Ka leeyahay Waxaa weye Nabadaasi Dhamaan mayso,

 

Dhinaca kale waxaa uu ka Hadlay Sida aan Dhulbahante ula socon Dr Galaydh Wuxuuna yidhi””Dhulbahante waa Laba Qeybood Qeybi waa Reer Nugaaleed Qeybina Waa Reer Oodeed Labada qolo Midna Cali Khaliif Aad Ulama Socdaan Midba Qeyb yar aya Kala Socota Heshiiskanina Kii hore Ayuu ka dhigan yahay Marka yaan Dastuur Keena La Furin.

Loading...

Deg Deg Daawo::Muqaalka Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Maanta Xamar ka Dhacay iyo Maydka Oo Aadan Indhaha ku Hayn karayn,
- Oct 14, 2017
Waxaanu Halkan Idiin Ku Soo Bandhigayna Muqaalka qarax Xoog leh Oo Maanta ka dhacay ...
Deg Deg Daawo Video::C.wali Gaas Oo Godka Biyo Ugu Galen iyo Mucaaradkii Oo Ka Jawaabay Xubnihii laga Xidhay!
- Oct 14, 2017
Madasha Samata Bixinta Puntland Odayaasheeda ayaa Manta waxaa ay Shir Jara’id ku qabteen magalada ...
Deg Deg Daawo Video:Raysal Wasaare khayre Madax Badan Xilka Qaadis Ku Sameeyay,
- Oct 14, 2017
Muqdisho{khaatumonews}Waxaa uu sheegay in dowladda Shaqadda ku bixin doonto Karti iyo sidoo kale hufnaan. HALKAN ...
War Deg Deg Ah:Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Hada Magaalada Muqdisho,
- Oct 14, 2017
Muqdisho{khaatumonews}Qarax xoogan ayaa goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Hodan. Qaraxan ayaa waxaa ...
Deg Deg:Barlamaanka Soomaaliya Oo Meel Mariyay Heshiis Ka Farxiyay Shacabka Soomaaliyeed,
- Oct 14, 2017
Mudanayaasha Golaha Shacabka oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho ayaa ...