dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Ciidanka Buuhoodle Oo U Baxay Difaaca Deegaanka Iyo Heshiiska Hargeisa oo Dib U curinaya Colaado Isaaq iyo Dhulbahante

Beelaha kala Duwan Ee khaatumo kuna sugan Gobolka cay %80  Ayaa isku raacauyIn meel looga soowda jeesto qorshaha Somaliland Ku Biirida ah Iyado laga diriraayo In Beel Xukun dawladeed ay samaysatay ay ku maamusho deegaanka khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Heshiiskii Dr galaydh iyo Somaliland Ee shalay ka dhacay Hargeisa ayaa Hormuud u Noqon Doona Colaado Dib uga Curta Deegaanka khaatumo gaar ahaan Buuhoodle.

 

Ciidanka Difaaca Buuhoodle Iyo beelaha Khaatumo ee Buuhoodle inta Badan ayaa Isku raacay In meel looga soowada Jeesto Heshiiskaasi islamarkaana aan lala Soo Aadin Deegaanka buuhoodle iyo Deegaano badan oo kamid ah oo 200 oo wiil Kalshaale kaga maqan yihiin kuwaso qaab qabiilaysan maamulka Dr Galaydh Heshiiska Lagalay Ku Laayen,

 

Jawiga Deegaanka khaatumo Gaar ahaan Buuhoodle ayaa haatan u muuqda mid Xaasaasi ah waxaana Guud ahaan magaalada laga saaray Hubka iyadoona loo Diyaar Garoobay Guluf Coladeed oo lagu maquuniyo Sidii caadaad u ahayd reer Khaatumo Maamulkaas Somaliland iyo Xubnaha heshiiska casriyaysan Soo galay.

 

Dhinaca kale Shacabka iyo haweenka ayaa iyana Abaabulaya Kacdoono ay ku Muujinayan in aysan Marna Ka qeyb Noqon Doonin Talada iyo maamulka Beesha Isaaq.

 

Dr Galaydh iyo Teamkii Hargeisa u raacay ayaa iyana Haatan Ku soo fool  Leh Deegaanka Widhwidh ee gobolka cayn

Daawo Video:Sidii Loo Joojiyay Dagaalkii Buuhoodle Shacab Gacmaha Taagaya Oo Badhtamaha Ugalay Goobta xabadu ka socotey
- Aug 20, 2017
Shabakada caalamiga Khaatumo News waxay halkan idiin ku soo bandhigaysa Muqaal naxdin leh oo ...
Deg Deg Daawo Video:Fanaanad Caan Ah Oo Si Qiiro leh Uga Hadashay Xaalada Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa markii ugu horeesay Dagaalka Nasiib darada  ah ee ka dhacay Buuhoodle ka hadashay ...
Cali khaliif iyo Kooxdiisi Oo Walwal Culus Soo Food Saaray Kuna Dhow Iney Ka Baxan Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa Muran iyo Buuq Hadheeyay Hotelka ay ka dagan yihiin Buuhoodle Xulufada cali khaliif ...
Daawo Video:Xubintii kala Maan Ee KalsanTv Somaliland iyo Puntland Oo imaaraadku Heshisiinaayo.
- Aug 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna muqaalka Xubintii Xiisaha lahayd Ee kala maan oo ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdixakiim Camey Ka Hadalay Dagaalka Buuhoodle.
- Aug 20, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim camey Mr baabul oo warbaahinta maamulka Puntland kula ...