dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Wakaalada Khaatumonews Oo Wada shaqayntii Ujartay Xukumadii Cali khalif Galaydh

Wakaalada Wararka khaatumonews oo ah Warbaahinta kaliye Sida xoogan Ugu Halkanta Deegaanka khaatumo sida dhowna ula shaqayn jirtay madaxweynayaashii Soo Maray Deegaanka kahatumo Ayaa war ka Soo Saartay wararkii Ka Bixii jiray shabakada Gaar ahaan kuwii dhan xukumada khaatumo Ee cali khaliif Madaxweynaha Ka ahaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxa wararka shabakada  Oo War Qoraal Ah Ka Soo Saaray  wixii ka dhacay shalay Harageisa Ayaa yidhi””Waxaanu leenahay Madaxweynahayagii Hore cali khaliif waanu jeclayn la shaqayntada waanu jecnanay in aad Ahaato MId Dadkiisu ku ciil Baxo laakiin Gadgadoonka siyasadeed waxaa uu sabab u noqday in aanu kala furano xidhiidhka madaba aynan isku Qiblo uba jeedin,cali waxaanu lenahay iyo xukumadiisi inta la aaminsan mashruuca shalay Hargeisa lagu kala saxeexday waxaad naga mudan tihin xushmad laakinse waxaa halkaasi ku dhamaday wadashaqayntii iyo in aan idiin aqoonsano dad matalaya dadkan inta aad wadatan Qorsha ah somaliland imada.khaatumonews wa warbaahin u taagan difaacida deegaanka waana mid u taqan la shaqynta qofkasta u taagan masiirka reer khaatumo mar hadii aan  Idiin aragnay in aad si cad u baalmarten masiirka umada waxaanu lenahay salama.

 

Ugu Danbayn Shacabka Khaatumo waxaanu leenahay Halganku Waa Halkiisi Maaha wax Cusub In Kii Aynu Cimamad saarna is Qabile Yaan loo Jixin Jixin.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Faysal Cali Waraabe’Cabsi Baanu Ka Qabnaa Ciidanka Soomaaliya iyo Taa kuladaTurkiga’
- Oct 14, 2017
Faysal cali waraabe oo Maanta ku Soo laabtay Magaalada Hargeisa ayaa Ka hadlay Kulamo ...
War Deg Deg Ah::Weerar Arday badan lagu dilay oo saakay ka dhacay Iskuul kuyaala dalka Kenya
- Oct 14, 2017
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in saakay arday badan lagu dilay iskuul ...
Daawo Video::Beesha Isaaq OO Boob Ku Bilowday Magacyadda Magaalooyinka Dhulbahante”Widhwidh Cusub Boob Aan Geed Loogu Soo Gaban’
- Oct 14, 2017
Beelaha Isaaq Ayaa markan Bilaabay Boobkii Ugu weynaa Ee Magacyadda magaalooyiinka Beesha Dhulbahnate. HALKAN KA ...
Daawo Video:Buraanbur Dhiiga Ku kariyay Cadowga Reer Khaatumo.
- Oct 14, 2017

Daawo:Amin Arts sawir yaab leh ka Sameeyay C.wali Gaas,Xaaf.Axmed Madoobe,Cumar cabdirashiid
- Oct 14, 2017