dahabshiil

Garaad jaamac Garaad Ali Oo Badbaadiyay Reer khaatumo

Shacabka Khaatumo Ayaa aad U falan Qynaaya Dhagartii Madaxweynihii Khaatumo Cali khaliif u Maleegay Shacabka khaatumo isaga iyo Xukumadiisa oo Si Arxan Daro ah aan ugu kala Hadhin Majaro Habaabinta masiirka reer khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wali Maysan dhicin in Xukumada Dhani ay Xukumad kale  ku shubato islamarkaana sheegto in ay ka tanaasulayso calankeeda kuna biirayso Beel kale oo calan samaysatay.

 

Galaydh Iyo Xukumadiisa ayaa shalay soo qaataywax loogu yeedhay somaliland lawada leeyahay balse waxaa Arrinkaasi Adhaxda ka jabiyay garaad jaamac garaad ali garaad guud khaatumo oo ahaa garaaaka kaliye Dawlada Ali khaliif Ku hayay Daqiira,

 

Garaad jaamac Garaad Cali waxaa u sheegay in uusan aqbalayn waxa ka soo baay Hargeisa islamarkaana ay yihiin khiyaamo qaran.

 

Waxaa is weydiin mudan Galaydh maanta ya utol ah?

 

Galaydh in badan shacabka khaatumo waxaa u Ahaa mid xantiisa ay ka dharag sanaayen balse xaajadu waxay ahayd kaadi badane waa loo gogol badiya.

Deg Deg Daawo Video:Beel Kalsoonida Kala Laabatay Xildhibaanada Ugu jira Xukumada Farmaajo,
- Jun 26, 2017

Deg Deg Daawo Video::Maamulka Somaliland Oo Ka Cadhooday Hadalki Farmaajo 26 June xalay!
- Jun 26, 2017
Maamulka Gooni Goosadka ah Ee Somaliland Ayaa Si cadho leh uga Hadlay Ugana Jawaabay ...
Deg Deg Daawo Video::Afarta Musharax Ee U Taagan Xilka Madaxweyne-nimo Ee Khaatumo
- Jun 26, 2017
Wxaa Dalka iyo Dibada Ka Soconaaya Olole Xoogan oo Lagu Badbaadinaayo Masiirka Umadada Khaatumo ...
Daawo Video:Cali khaliif Galaydh Oo Qaatay Fariintii Muuse Biixi,Balse Maysan Qaadan Shacabka Khaatumo,
- Jun 26, 2017

Daawo Video:Farmaajo Somaliland Ugu Baaqay Inay Ka shaqayso Midnimada Somaliya
- Jun 26, 2017
Madaxweynaha Jamuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabidlaahi farmaajo ayaa Munasibada 26 June Uga Hadlay Midnimada Soomaaliya ...