dahabshiil

Daawo::Wiil U Dhalay Gudoomiyihii Barlamaanka Khaatumo Is Dhiibay Oo Hadalkii Ugu Hadal Haynta Badna Soo Dhigay Facebook

Shalay Ayay Ahayd Markii Xubno Uu kamid yahay Gudoomiyaha Barlamaanak Khaatumo ay Si cad U Sheegen in Ay Ku Biiren maamulka Gooni Goosadka ah . ee Somaliland,

Maxamuud Sh Omar Sudheeyo Waxaa Qaadan waayay In uu Hargeisa tagay oo Waliba Ka Soo Dhex Hadlay Wiil u Dhalay Kaaso soo Dhigay Qoraalkan Facebook. 

Qoraalkan u Soo Dhigay Wiilkani Waxaa ay Tusaale Ku tahayashar u tahay Somaliland  in Qadiyada iyo Jiritaanka  Khaatumo yahay Muqadis islamarkaana Waa Aabahay iyo Waa saxiibkay iyo Waa Adeerkay Toona aan Lagu wada Soconeen Ninku Haduu Baal Maro Masiirka Umada

Qurba Jooga Beesha Khaalid Habarwaa oo Baaq u Diray Dhinacyada Buuhoodle Ku Dagaalamay
- Aug 22, 2017
Qurba Jooga Beesha Khaalid Habarwaa Ayaa Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walaala ah ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Hassan Cali Khayre Ayaa maanta Furay Ardaydii Cusbayd Ee Ku Soo Biirtay Jaamacada Umada Soomaaliyeed.
- Aug 21, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre ayaa furay imtixaan laga qaadayo ...
Daawo Sawiro R/Wasaare Hassan Ali Khayre Iyo Kulankii Culimada Soomaaliyeed.
- Aug 21, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay ...
Buuhoodle Oo Ay Ku So Qul Qulayaan Ergooyin Nabaded Beelaha Walaalaha Ah.
- Aug 21, 2017
Waxaa  guud ahaan  dagan xaalada magaalada  buuhoodle waxaan  soo gaarayay  48 saac ee u ...
Daawo Sawiro: Ganacsadde Gabar Aqoon Ah Aroos Qiima Badan U Dhigay.Dalka Hindia
- Aug 21, 2017
Gudaha Hindiya, waxaa aalabaa la fishaa in reerka caruusadda ay lacagtooda ku bixiyaan galbinta ...