dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo Video:100 Qof Oo La Dhigay Cusbitaalka Deegaanka Kalabaydh Ee Gobolka Sool.

Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Sool ayaa Haatan waxaa Ka taagan xaalad culus oo caafimaad kadib markii uu Ka dilaacay xanuunkii Shuban Biyoodka kaaso Inta Badan Deegaanka Khaatumo Ku Dhuftay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kalabaydh ayaa in Ka BADAN 100 Qof Usoo Dheceen xanuunkaasi oo haatan Aan Wax gurmad ah gaadhin islamarkaana Guud ahaan ay go een Xooga Daawooyin ah oo yaalay Cusbitaalka Deegaankaasi,

 

Odayasha iyo Waxgaradka Deegaanka Kalabaydh ayaa saaka La Hadlay Warbaahinta islamarkaana Baaq u Dray dadka Deegaanku in ay Gurmad dag Dag ah La Soo Gaadhan Magaalada

Daawo sawiro:Jaaliyadda LONDON iyo Siday U Ciiden
- Jun 25, 2017
Shacabka Muslimiinta ah iyo Jaaliyadda Sooaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Woolwich ee Magaalada London ...
Daawo Video:Magaalada Ceerigaabo iyo Xiisad Ka Taagan Oo looga Hadlay Munaasibada Ciida
- Jun 25, 2017

Deg Deg Daawo Video:120 Qof oo Ku dhintay Silama Filaan ah daawo Muqaalkan.
- Jun 25, 2017
Saraakiil ayaa sheegay in ugu yaraan 123 qof ay dhinteen ka dib markii booyad ...
Daawo Video:Magaalada Garoowe Si Balaadhan Looga Ciiday,C/wali Gaas,Wasiiro Dawlada Somalia Ka Socda Oo Hadalo Ka Jeediyay,
- Jun 25, 2017

Daawo Video:Widhwidh Oo Munaasibada Ciida La isku Arkay Muxuuse Ka yidhi Cali khaliif.
- Jun 25, 2017
Degmada widhwidh Ee  Gobolka Cayn ayaa Maanta Si balaadhan looga Ciiday munasibada Ciida Oo ...