dahabshiil

Deg Deg::Hargeisa Oo La Keenay Kabo Magaca Allaah Xaga Hoose Looga Qoray,

Hargeisa{khaatumonews]Waxaa Magaalada Hargeisa Hal mar ooda laga Soo Qaatay oo ganacsato reer hargeisa Ahi keenen Kabo Magaca Allaah Xaga hoose ee lagu Socod Looga Qoray.

 

Kabahan oo Ay keenen ganacsato u Dhalatay Hargeisa ayaa Suuqa Hargeisa iyo magaalada si Weyn u galay waxaana hada Ka Socda ururinta Kabahaasi,

 

Labo kamid ah Ganacsatada Keentay Kabahaasi ayaa Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland Ee Hargeisa Maanta Dhigen xabsiga.

Shacabka Hargeisa Ayaa aad u hadal haya Kabahaasi oo mar Qudha lagu Baraarugay.

Qurba Jooga Beesha Khaalid Habarwaa oo Baaq u Diray Dhinacyada Buuhoodle Ku Dagaalamay
- Aug 22, 2017
Qurba Jooga Beesha Khaalid Habarwaa Ayaa Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walaala ah ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Hassan Cali Khayre Ayaa maanta Furay Ardaydii Cusbayd Ee Ku Soo Biirtay Jaamacada Umada Soomaaliyeed.
- Aug 21, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre ayaa furay imtixaan laga qaadayo ...
Daawo Sawiro R/Wasaare Hassan Ali Khayre Iyo Kulankii Culimada Soomaaliyeed.
- Aug 21, 2017
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay ...
Buuhoodle Oo Ay Ku So Qul Qulayaan Ergooyin Nabaded Beelaha Walaalaha Ah.
- Aug 21, 2017
Waxaa  guud ahaan  dagan xaalada magaalada  buuhoodle waxaan  soo gaarayay  48 saac ee u ...
Daawo Sawiro: Ganacsadde Gabar Aqoon Ah Aroos Qiima Badan U Dhigay.Dalka Hindia
- Aug 21, 2017
Gudaha Hindiya, waxaa aalabaa la fishaa in reerka caruusadda ay lacagtooda ku bixiyaan galbinta ...