dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Madaxweynihii Hore Ee Ivory coast Oo Lagu Gaaracay Badhtamaha Magaalada Paris

Madaxweynihii hore ee Dalka Ivory Coast Laurent Gbagbo ayaa rag dhalinyaro ah ay gacanta ku saareen badhtamaha magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ragan cadhaysan oo u badnaa dhalinyaro ayaa ku garaacayay madaxweynihi hore ee dalka Ivory Coast magaalada Paris , Waxaanay ku eedeeyey musuqmaasuq iyo dambiyo aadamenimada inuu ka gaystay madaxweynhihii hore Laurent Gbagbo intii uu dalka xukumaayey ka hor 2011.

Aqoonyahan Bahir Mahdi oo Iska Casilay Guddiga Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland
- Aug 20, 2017
Aqoonyahan Maxamed Mahdi Baayir oo kamid ahaa Gudiga Wadahadalka ee Khaatumo Iyo Somaliland oo ...
Daawo Video:Sidii Loo Joojiyay Dagaalkii Buuhoodle Shacab Gacmaha Taagaya Oo Badhtamaha Ugalay Goobta xabadu ka socotey
- Aug 20, 2017
Shabakada caalamiga Khaatumo News waxay halkan idiin ku soo bandhigaysa Muqaal naxdin leh oo ...
Deg Deg Daawo Video:Fanaanad Caan Ah Oo Si Qiiro leh Uga Hadashay Xaalada Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa markii ugu horeesay Dagaalka Nasiib darada  ah ee ka dhacay Buuhoodle ka hadashay ...
Cali khaliif iyo Kooxdiisi Oo Walwal Culus Soo Food Saaray Kuna Dhow Iney Ka Baxan Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa Muran iyo Buuq Hadheeyay Hotelka ay ka dagan yihiin Buuhoodle Xulufada cali khaliif ...
Daawo Video:Xubintii kala Maan Ee KalsanTv Somaliland iyo Puntland Oo imaaraadku Heshisiinaayo.
- Aug 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna muqaalka Xubintii Xiisaha lahayd Ee kala maan oo ...