dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo sawiro:Alshabab Oo Soo Bandhigtay Gawaadhidii Ay Puntland Ka Gubtay iyo Weerarkii Af-Urur Qaabku U Dhacay Qaabkay Ula wareegen Xerada!!

Warbaahinta Alshabab Ayaa Soo Bandhigtay sawirada Qaabku U Dhacay Weerarkii Ciidamada Alshabab Ku Qaaden Xerada Ciidamada Puntland.

 

Weerarkan oo dhacay 13-kii bishan Ramadan, 1438 taariikhda Hijriga, kuna beegneyd June 8, 2017.

 

Balse waxaa lama ilaaawan ah In wasiirka Amniga Puntland Xasuuqa ku sheegay mid Lagu laayay Dad shacab ah Iyadoo halkan ay Ka muuqdan Xeradii Dhamayd oo Shuf beeshay.

Loading...

Daawo Video:Naafadii iyo Agoongtiii Kalshaale Oo Dushooda Hambalyo Looga Diray Wasiirada Isaaq.Qorshaha 10 Kun Ee Muuse iyo Cali khaliif,
- Dec 16, 2017
Cali khaliif Galaydh waxaa uu wali Buuhoodle Kawada Qorshe Halis Badan oo u ugu ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Soo Laabtay Hargeisa Fariimo culus U Diray Maamul Muuse Bixi,
- Dec 16, 2017
Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa Ku Soo laabtay Hogaamiyaha Xisbiga  wadani ee maamul Beeleedka Somaliland ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Madaxweynaha Khaatumo Oo Shir Gudoomiyay kulan Dhexmaray Warsangali iyo Dhulbahante,Kana Dhacay Xamar.
- Dec 16, 2017
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya ka Furmay Shir dhulbahante iyo warsangali kana dhacay ...
Daawo Video:Reer Hargeisa Oo Si Kulul Uga Hadlay Wasiirada Muuse Biixi Soo Magacaabay,Kuna Tilmaamay….
- Dec 16, 2017

Dhuusamareeb Oo Aqalada Dhisan iyo Boosasku Qaali Noqdeen iyo Cadaado Haawanasa,
- Dec 16, 2017
Qiimaha Dhulalka banaan iyo sidoo kale guryaha dhisan ee degmada Dhuusamareeb ayaa maraya meeshii ...