dahabshiil
Loading...

Daawo Video:Qodobadii Shirkii Khaatumo iyo Somaliland iyo Qudbada Madaxweyne Galaydh oo Is Diidan!

Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa Ku Soo Xidhmay Wadahadalka Khaatumo iyo somaliland  Oo in Mudo ah ka soconaayay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wadahadalkan waxaa ka Soo Baxay qodobo Aad u Waaweyn oo  Halis Ay u arkan shacabka khaatumo qodobadaasi oo ah in laga mid noqdo Ama dib loo Bineeyo Somaliland Lawada leeyahay.

 

Balse Galaydh Oo Qodobada kadib La hadlay warbaahinta waxaa u sheegay hadal lid ku ah qodobadaasi oo ah in aysan ka mid ahayn somaliland kana mid noqon doonin qodobadana  kala tashan doonan shacabkooda.

Loading...

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...
Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo u dhoofay Dalka Itoobiya iyo Warar kasoo baxaya
- Jan 16, 2018
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku ...
Shabaab oo Baasuuke la helay Guriga Guddoomiye caan & si dirqi ah uu kaga baxsaday
- Jan 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo ...