dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Culimada Hargeias Oo Qaar Diiden Codbaahiyaasha Masaajidada

Sheekh Yuusuf oo kamid ah culimada Hargeisa Ayaa ka Hadlay Sameecadaha Cod Baahiyah ah ee habeenkii xiliga danbe masaajidada lagu Tukado kabaxa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekh Yuusuf Ayaa Sheegay in La Damiyo sameecadaha sare lana shido kuwa masaajidka gudihiisa ah islamarkaana xiliga la Tukanaayo Salaada Taajidka Ay tahay Xili  Saq dhexe ah Dad waaweyn Caruur iyo Kuwo Bukaba ay Dhib ku tahay Sameecadaha ka Dul baxaya isagoona sheegay in Ay xaran tahay in Salaad Suno ah qof  Islaam ah Lagu dhibo.

Loading...

Deg Deg Daawo:2 Qodob Oo Ka Soo Baxay Kulankii Maakhir iyo khaatumo Muqdisho,
- Dec 17, 2017
Sidii Aanu Idiin Ku Soo Gudbinay Wararkii Hore Khaatumo News Waxaa Kulan  Magaalada Muqdisho ...
Deg Deg:Raysal Wasaare Khayre’Dad Dhintay Ayaa Dawladda U Diiwangashan Oo Mushahaar Qaata’
- Dec 17, 2017
Ra’iisul wasaare Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dadaal ...
Golaha Ammaanka oo loo gudbiyay qaraar ka dhan ah go’aankii Trump ee Qudus
- Dec 17, 2017
Qaraar qabyo ah ayaa loo gudbiyay xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kaasi oo ...
Deg Deg Daawo Video:Mudaharaad Ka Qarxay Boorama Maleeshiyaadka Somaliland Oo Xidhay Nimcaan Hilaac,
- Dec 16, 2017
Waxaa Magaalada Boorama Maanta ka dhacay Mudaharaad balaadhan Oo Shacabka Magaalada Boorama iyo Maleeshiyaadka ...
Deg Deg Daawo Video:Jaaliyadda London Oo Soodhaweysay Wasiir Ka Tirsan khaatumo.
- Dec 16, 2017
Waxaa Magaalada London Ee Caasimada Dalka Ingiriiska Ka dhacay Xaflad Balaadhan oo lagu Soodhaweynaayay ...