dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video: Wasiirka Ugu Saamaynta Badan Maamulka Khaatumo Oo Sheegay In Dhawaan La Kordhin Doono Ciidamada khaatumo.

(Khaatumonews)Wasiir k/ Xigenka Arimaha Gudaha Mamulka khatumo Abshir Cabdicasis Oo Saxaafada Lahadlay  Ayaa Sheegay  Qodobki Mamul Dadajinta khaatumo In Hada Deganada Ssc Lagu Fidin Doono Mamulka khaatumo Madaama Laga Baxay abaarihii Oo Roobab da Een.

HALKAN KA  DAAWO VIDEO

 

Wasiir Abshir Sido Kale Waxa Uu ka hadlay Tagitaanka Madaxwaynaha Khaatumo Ee Hargaysa Oo Uu Ku shegay Safar Shaqo Oo uu madaxwaynaha Uu Ugu Anba baxayey Neirobi Oo Uu Leyahay Dawlada khaatumo.

 

Colaadaha Gobolka Sool Yuu Ka Hadlay Oo Uu Shegay Inay Kaalin Muhiim Ah ka Qateen Ka Mamul khaatumo Ahaan Sidii loo Kala Dhex Gali Laha beelaha walalaha Ee Halkas Ku Dagalamaya.

 

Waxa Uu Shegay Wasiir Abshir Ciidamada Ku Sugan Saxdheer Inay Yihiin Ciidamo Khaatumo Hadana Ay Amarkeda Lahayen in lageeyo Karin Dhawaana Ladhisi Doono Ciidamo Hanta Gobolada Ssc.

Loading...

War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
Deg Deg Daawo Video:Isim Digniin U Diray Muuse Biixi,Iyo Baaq Ku Wajahan Garxejis,
- Dec 14, 2017
Suldaan Cabdiraxiim Sahardid Kaahin Oo Dignin U Diray Hogaamiyaha Maamul Beeleedka Somaliland  Muuse Bixi ...
Kumannaan qawmiyadda Rohingya ah “oo bil gudaheed lagu dilay”
- Dec 14, 2017
Hay'adda dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa daabacday daraasada lagu sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Galmudug Oo Gaalkacyo yimid Kuna Dhawaaqay Go aan Culus,
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geell xaaf oo safar dhinac lugta ah kaga soo amababaxay ...
Deg Deg Daawo Video:Qodobo Ka Soo Baxay Shirkii Turkiga Ee Wadamada Islaamka,Laguna Difacaayaay Falastiin.
- Dec 13, 2017
Waxaa maanta magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furmay Shirka ururka Iskaashiga Islaamka kaas ...