dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Madaxweyne Farmaajo Oo Hargeisa Looga Soo Diray Codsi

Waxaa aqalkooda warbaahinta hargeisa ku booqatay qoyska dhalay mursal oo dhawaan lagu dilay magaalada muqdisho waxayna fariin udiren madaxweynaha jamuuriyadda soomaaliya farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qoyskan ayaa ka codsaday madaxweynaha in uu si sharaf leh wiilkooda ninka dilay loogu wareejiyo si ay uwaafajiyan sharciga.

 

Dhinaca kale waxaa fariinta u daba taalay hanjabaad ay ku hanjabayan in ay aarsan doonan hadaan loo soo gacan galin ninka dilay wiilkooda.

Loading...

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...
Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo u dhoofay Dalka Itoobiya iyo Warar kasoo baxaya
- Jan 16, 2018
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku ...
Shabaab oo Baasuuke la helay Guriga Guddoomiye caan & si dirqi ah uu kaga baxsaday
- Jan 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo ...