dahabshiil

Daawo Video:Maxaabiis khaatumo SNM Ka Qabatay 4 sano ka Hor iyo Garaad Hada mucaarad ku Ah Dawlada Oo Bariga khaatumo Ku Digriyi Jiray isagan ahayn garaad?

Shabakada caalamiga ah khaatumonews.com waxaa ay xasuusinasa shacabka khaatumo intii hore u ogayd iyo intii ka war la ayd waayihii iyo halgankii dheera ee dawlada khaatumo u soo gashay dhulk SSC Ee khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xukumadii madaxweyne indho sheel ayaanu idiinka hayna maanta muqaal aanu ka helnay kaydka khaatumonews.’Muqaalkan ayaa ah mudo afar sano ka hor ah Aug 11, 2012.

 

Waa maxaabis khaatumo ku qabatay dagaalkii kalshaale oo lasiidaynaayo  iyo wasiirkii arrimaha gudaha khaatumo xiliga marxuun yaasin  axmed sulub oo ka hadlaya .sidoo kale goobta isna waxaa xaadir ah garaad cabdirisaaq garad soofe oo xiliga ku joogay xaflada wakiilkii garaad cabdilahi garaad soofe.