dahabshiil

Subxaanallaah+Muuqaal Naxadin Badan oo Laga Duubay Abbe Soomaaliyeed oo Caloosha Ka Qalan dadkna u Cabanaya (VIDEO)

Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa muuqal aad u naxadin badan oo laga duubay Abbe Soomaaliyeed oo Caloosha Laga Qalay Kaddibna Meeshii Laga Qalay  ay Furtay  oo Hada la Ildaran Xanuun Ka Asiibay Meeshii Laga Qalay una Baahan in Garab la Siiyo.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

 

DHibanahan  Muuqaalka Laga Duubay oo Lagu Magacaabo ayaa Axmed aadan cigaal  Waxaa uu daka Ka Codsaday inay Caawiyaan oo   Kacaawiyaan Xaga DHaqaalaha si uu u Heelo Goob Caaafimaad daawo Muuqaalkan oo Ka Jawaab Walal

Axmed Aadan Cigaal Waa dhibanahan  Faadlan Caawi oo Kala Xidhiidh Taleefakan +254700771724

Daawo Video:Sidii Loo Joojiyay Dagaalkii Buuhoodle Shacab Gacmaha Taagaya Oo Badhtamaha Ugalay Goobta xabadu ka socotey
- Aug 20, 2017
Shabakada caalamiga Khaatumo News waxay halkan idiin ku soo bandhigaysa Muqaal naxdin leh oo ...
Deg Deg Daawo Video:Fanaanad Caan Ah Oo Si Qiiro leh Uga Hadashay Xaalada Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa markii ugu horeesay Dagaalka Nasiib darada  ah ee ka dhacay Buuhoodle ka hadashay ...
Cali khaliif iyo Kooxdiisi Oo Walwal Culus Soo Food Saaray Kuna Dhow Iney Ka Baxan Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa Muran iyo Buuq Hadheeyay Hotelka ay ka dagan yihiin Buuhoodle Xulufada cali khaliif ...
Daawo Video:Xubintii kala Maan Ee KalsanTv Somaliland iyo Puntland Oo imaaraadku Heshisiinaayo.
- Aug 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna muqaalka Xubintii Xiisaha lahayd Ee kala maan oo ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdixakiim Camey Ka Hadalay Dagaalka Buuhoodle.
- Aug 20, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim camey Mr baabul oo warbaahinta maamulka Puntland kula ...