dahabshiil
Loading...

DAAWO VIDEO:Garaadka Beesha Guuleed Garaad Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walalaha Ah

Garaad cabdirashiid cismaan waraabe dheere Garaadka Beesha Guuleed Garaad Ayaa Baaq Nabadeed usoo Jeediyey   labada Beelood Ee  Cali Axmed Iyo Guuleed Garaad Oo  Isku Dhac Ku Dhex Maray  Higla Dhac.

Halkani Riix Video Garaad cabdirashiid c.waraabe dheere

garaad cabdirashiid cismaan waraabe dheere Ayaa Sheegay Inay Dadka Dagaalamayaa Looga Bahan yahay Inay Ilahay ka Cabsadaan Oo dagaalka Joojiyaan,Isagoona Sheegay Inay Dadku Abaarta Ilahay Ku Saliday tahay Wixii Ay Iyagu sabab Sadeen.

Loading...

DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...
Deg Deg Daawo::Buuhoodle Oo Lagu Soodhaweeyay Garaad Cabdirashiid Wacdaraha Ka dhacay,
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Xarunta gobolka cayn garaad cabdirashiid Cismaan waraabe dheere ...
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...