dahabshiil

DAAWO VIDEO:Waraysi Xiiso Leh Ex-Xildhibaan cabdirisaaq sanweyne”Dhulbahante Inuu isdilo oo Dhaho waa Laysku Kaaya Diray Caqli Ma Noqonayso”

Gudoomiyaha Xisbiga  USP Ex Xildhibaan Cabdirisaaq sanweyne Ayaa Ka Waramay wada Hadalada Maamulka Soomaliland Iyo Khaatumo,waxa Uu Sidoo Kale Baaq Nabadeed usoo Jeediyey Beelaha Walalaha Ee Dagaalka Uu ku Dhex maray Gobolka Cayn.

Halkani ka Daawo Video

Gudoomiyaha Xisbiga  USP Ex Xildhibaan Cabdirisaaq sanweyne Ayaa Sheegay Inay  Aad Uga Xun yahiin  Iyadoo dadka Abaar la Liitaan Inay Intii iskugu Dhaweyd dagaal Dhex Maro,Ayna iska Indho Tiraan  Ehelka ka Dhaxeeya Iyo wax wada Qeybsiga”waxan Ka Xumahay  dagaalka  Aana Faaidada Lahayn Ee Labada Beelood walalaha Ku Dhex maray Gobolka Cayn,Caqli ma Noqonayso Inay Dhulbahante Dhahaan waa Laysku kaaya Diray “Ayuu Yiri”

Daawo Video:Sidii Loo Joojiyay Dagaalkii Buuhoodle Shacab Gacmaha Taagaya Oo Badhtamaha Ugalay Goobta xabadu ka socotey
- Aug 20, 2017
Shabakada caalamiga Khaatumo News waxay halkan idiin ku soo bandhigaysa Muqaal naxdin leh oo ...
Deg Deg Daawo Video:Fanaanad Caan Ah Oo Si Qiiro leh Uga Hadashay Xaalada Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa markii ugu horeesay Dagaalka Nasiib darada  ah ee ka dhacay Buuhoodle ka hadashay ...
Cali khaliif iyo Kooxdiisi Oo Walwal Culus Soo Food Saaray Kuna Dhow Iney Ka Baxan Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa Muran iyo Buuq Hadheeyay Hotelka ay ka dagan yihiin Buuhoodle Xulufada cali khaliif ...
Daawo Video:Xubintii kala Maan Ee KalsanTv Somaliland iyo Puntland Oo imaaraadku Heshisiinaayo.
- Aug 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna muqaalka Xubintii Xiisaha lahayd Ee kala maan oo ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdixakiim Camey Ka Hadalay Dagaalka Buuhoodle.
- Aug 20, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim camey Mr baabul oo warbaahinta maamulka Puntland kula ...