dahabshiil
Loading...

Baaq Nabadeed Gabadha Qurba Joogta Cali Axmed Kasoo sareen Dagaalka Beelaha walalaha Higla Ka Dhac…

Gabdhaha  Qurbajoogta  Cali Axmed(Cali  Gari)  Ee Ku Kala Nool,Uk,Sweden,Maraykanka Iyo canada Ayaa Soo saaray Baaq Nabadeed Joojinta Colaada  Labada Beelood Ee walalaha Ku Dhex Martay  Deeganka Higlo-Ka Dhac Ee Gobolka Cayn.

Waxayna Ku Baqeen In Colaadaasi Si deg Deg Ah Loo joojiyo,Labada Dhinac Ee Dhimanaya Ay  yahiin laba  Isku Mida,Wiil Iyo Abtigii Wiil Iyo  Walalkii,Iyagoona Ugu baaqay Dhamaan Dhinacyada Inay Hubka Dhigaan  Si Uusan Dhiig danbe Ugu Daadan oo macno dara Ah.

Gabdhaha  Qurbajoogta  Cali Axmed(Cali  Gari)  Ee Ku Kala Nool,Uk,Sweden,Maraykanka Iyo canada Ayaa Baaqani nabada Waxay  Ku Sheegeen  Inuusan maanta U baahnayn Colaad  Deegaanka Xili Abaar Ay dadku la Dhimanayaan,Ayna yahiin dadkii Biyaha iska Waraabin lahaa  Dadka Iyagu isku Dilaya Micno darada.

“Waxaanu Aad Uga Xunahay Dhiiga  Labada Wiil Ee walalaha Isku dilayaan,Waa ka Dhimay Oo Kugu Dhimay,Maanta ma Joogno Xili Inagu isku Mashquulno,hadii  Dadka Xoolo Dhaqatada Isku Khaldamiin waa Inaynu magaaladda Uga Gurmanaa Si Cid danbe wax Ugu noqon ‘Ayey Baaqan Ku Yidhaheen..

Dhanka kale waxay ugu baaqeen In Dadka Wax garadka Ay U gurmadaan kalana Dhex galaan Inuusan Dhiig Danbe Oo micno daro uusan ka Dhex dhacin Labada Beelood Ee walalaha Oo  Ka Mida Kuwii Iyagu isku Gurman lahaa Maanta  Hubka Isku jeediyaan Ayna Tahay Wax Laga Xumaado.

Gabdhaha  Baaqa  Ku saxeexan..

1 Skuri caydiid ahmed (dhabdhable)

2 Cadar Ismail Ahmed (dhabdhable

3 Amina Mursal X,omar

4 Cibado Jaamac Bixi

5 amina Maxamed Saleban (maraween)

6 saafi Cawil warsame (dhidinbe) Xawo Caleil Warsame (dhidinbe

7 Amina Ahmed Ismail Mire

8 muna Hassan Caydiid ( dhabdhable|)

9 Anisa Ali Diriye

10 Sacdiyo Abdiwali Sh Mursal

11 shuri Muuse

12  sacdiyo Saleeban

13 Nasra Ismail Hayne

14  halimo sh, Cabdulahi M . Omar

15 Ubax yusu (guray

16 Maryan Yusuf Guray

17 Hawo muse Hawd

18 Xaliimo  muse (Hawd)

19 farxiya Caraf Ahmed Nuur

20 Hawo hassan Abdi

21 Sacdiyo X Ahmed Aadan xaad

Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Cali khaliif Oo Laascaanood Gaadhay iyo Shacabka Oo Albaabada Ka xidhay Iyo Maleeshiyadka Isaaq U Galbiyay Hotel Hamdi!
- Jan 18, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood Soo Gaadhay Maanta Cali khaliif galaydh Oo ka soo kicitimay Magaalada ...
War Deg Deg Ah::Shirkii Galmudug iyo Ahlusuna Oo Goor Dhaw ka furmay M/Dhuusamareeb.
- Jan 18, 2018
Waxaa goor dhaw Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ka furmay shirweynaha lagu dhameystiryo ...
War Deg Deg Ah:Xubno ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug waxaa saaka gaaray Wafddi ka socda Qaramada Midoobey kuwaas ...
Deg Deg Daawo Video:Cali Waran cade Oo Weeraray Madaxweyne Farmaajo.
- Jan 18, 2018
Ex wasiir Cali waran cade oo maamulka somalidiidka ah Hore Ugu magacownaan Jiray Wasiirka ...
Deg Deg:Cali khaliif Oo Isku Badaley Wakiilka Bahrarsame Ee Somaliland iyo Qorshaha Shirka Kalabaydh Ku Dhexmaray Cali iyo Beeshiisa,
- Jan 18, 2018
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka Soo Cararay Dhawaan Madaxweynihii Hore Khaatumo cali khaliif Galaydh kaaso ...