dahabshiil

Sawirada :Darawal waday Bas laga buuxay oo maalin cad Ceeyryaamo qabsatay iyo Dhimashada dhacday

Dad dalxiisayaal ah oo ka yimid wadanka Switzerland kuna sii jeeday gudaha wadanka Faransiiska ayaa xili ay marayeen buuraha magaalada Lyon waxaa qabsatay Ceyryaamo wadata Qiiq iyo qaboow.

Darawalkii Baska waday oo wax arki waayay ayaa waxaa ka dhumay Koontaroolka kaas oo Baskii kala dhacay buundo ama Buur dheer . 5-qof oo ka mid ah rakaabkii saarnaa Baskaan ayaa geeriyooday halka 13 kalana dhaawac noqdeen.

Qaar ka mid ah wadamada Yurub waxaa ka jira Ceyryaamo qiiq ama daruur wadata taas oo maalinta cad ka dhigeeysa habeen ama mugdi . Wadamada Buuraha leh ee ku yaal Qaarada Yurub ayaa xiliyada ay socoto Ceyryaamada waxaa la xiraa wadooyin muhiim ah .

XOG:7 Qodob Oo Ay Ka Wadahadlayaan Farmaajo iyo Donald Trump
- May 21, 2017
Muqdisho{khaatumonews}Sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Villa Somalia, waxaa lagu wadaa in Riyadh ku ...
Daawo Amin Arts Oo sawir Mucaaradka Ka Nixiyay Soo saaray
- May 21, 2017

Deg Deg Daawo Video::: Boqolaal Shacabka Hargeisa Ah Oo Isugu Soo Baxay Fagaare iyo Sheikh Sixir iyo iL Ka Daaweynaya
- May 21, 2017
Boqolaal Kamid ah shacab weynaha magaalada hargeisa ayaa fagaare lagu Tukado salaadaha Ciidaha iyo ...
Deg Deg:Dawlada Somalia Oo Si Layaab leh U kala Jabisay Xildhibaanadii Mucaaradka Ahaa!!
- May 21, 2017
Muqdisho{khaatumonews}Dowlada Federaalka ayaa la sheegay in Nabadoonada ay ku wargalisay inay wax ka qabtaan ...
Deg Deg Daawo Video:Ciidamadii Ugu Badnaa Ee Dawldda Soomaaliya Oo Guluf Colaadeed Ku Dhawaaqay.
- May 20, 2017
Ciidamadii ugu badmaa ee dawlada soomaaliya ee Gobolada Koonfurta Soomaaliya  ayaa u baxay dagaal ...