dahabshiil
Loading...

Magacyada Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha shacabka ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorashada Guddooomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, maadaama horey ay u shaaciyeen Guddiga Qaban Qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

 
Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn loo adkeeyay, gaar ahaan xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka.

 
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya sidii ay u dhiiban lahaayeen codadkooda.
Xilka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa u tartamaya ilaa 6 Musharax, waxaana ay kala yihiin:-

 
1.Jeylaani Nuur Iikar.

 
2.C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.

 
3.Faarax Sheekh C/qaadir.

 
4.Khaalid Macow C/qaadir

 
5.Saciid Xuseen Ciid.

 
6.Khadiija Maxamed Diiriye.

 
Shalay Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartamayeen ilaa 4 Musharax, waxaana ku soo baxay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo markii Labaad la doortay.

Loading...

Daawo Video:Hobolada Waaberi Oo Hees Baroor Diiq Ah Dhiiga Dhaqaajinasa Soo Saaray,
- Oct 19, 2017
Hobolada Waabari Ee Magaalada Muqdisho ayaa Hees Baroor  Diiq ah oo Qiiro leh Dhiigana ...
VIDEO+XOG Hoose:Cali khaliif Oo Burco U Baxay Gunaanadkii Ugu Danbeeyay.Balse Aan Reer khaatumo Waxba lagu Yeelin yaase Go’ay
- Oct 19, 2017
Waxaa Magaalada Burco Soo Gaadhay Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo kaaso Kulan Gaar ah ...
Deg Deg Dhagayso:Dawladda Soomaaliya Oo Magacii Ka Badashay Isgoyska Zoobe,Maxaase Loo Bixiyay.
- Oct 19, 2017
Muqdisho}Khaatumonews}Dawladda Soomaaliya Ayaa Magacii Ka Badashay Isgoyskii Zoobe Ee Dhawaan Qaraxa Lagu Hoobtay ka ...
Deg Deg Daawo sawiro:Fool Xumo Ay La Kulmen Dhaawacyadii Dawladda Qatar Geesay Suudaan,
- Oct 18, 2017
Dhaawacyadii Dowlada Qatar ay gaysay Sudaan ayaa xaalkooda laga soo deyrinayaa caafimaad. Mutamayiz Hosbital Lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Farmaajo Gudaha U Galay Banaanbaxayaal Kumanaan ah.
- Oct 18, 2017
Madaxweynaha jamuuriyadda Soomaaliya Maxamed cabdilaahi Farmaajo Ayaa Kumanaan Banaanbaxayaal ah oo Isaga kala yimid ...