dahabshiil

Deg Deg Daawo::Madaxweynaha Khaatumo ka Qeyb Galay Damashaadka Xafladii Sanad Guurada Shanaad ee khaatumo Buuhoodle

Waxaa magaalada buuhoodle hada si toos ah uga socota xaflada balaadhan loogu dabaal dagaayo sanad guuradii shanaad ee ka soo wareegtay aas aaskii dawlada khaatumo waxaana ka qeyb galay xaflada ka dhacday buuhoodle madaxweynaha dawlada khaatumo golihiisa wasiirada qaar kamid ah iyo barlamaanka khaatumo.

HALKAN Ka DAAWO VIDEO

Daawo sawiro::Ninkii ka Dambeeyay Weerarkii Paris oo La Soo Bandhigay
- Apr 22, 2017
Buuhoodle{khaatumonews]Booliiska Faransiiska ayaa aqoonsaday ninkii ka dambeeyay weerar habeen hore ka dhacay magaalada Paris ...
DAAWO VIDEO YAAB::Haweeneydii Dunida Ugu Cusleyka Badneyd Oo 250kg Qaliin Looga Jaray…
- Apr 22, 2017
Mumbai{khaatumonews}Eman Ahmed Abd El Aty oo u dhalatay Masar oo aheyd haweeneyda dunida ugu ...
Deg Deg Daawo Video:Dawlada Soomaaliya Ka Hadashay Shuban Biyoodka BUUHOODLE?
- Apr 22, 2017
Muqdisho{khaatumonews}Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka jamuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in wax laga qaban doono ...
Deg Deg Daawo Video:Farmaajo yidhi””Hadaan Xumaano Qof Soomaali Ah Oo Wacnaanaya Majiro?
- Apr 22, 2017
Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka sida gaarka u heysta Soomaaliya,Waxa uu ...
Daawo:Gudoomiyaha Burtinle Maamulka Puntland Oo yidhi “”Reer Buuhoodle Wey Ka Badbadinayaan Xanuunka?
- Apr 22, 2017
Maaha wax ugub ah in maamuka majeerteeniya ee puntland uu cadaawad xoog leh kala hor ...