dahabshiil

Muqaal:: laga Soo Duubay Dhul Ay Ku Soo Hayaamen Dad Faro Badan Oo Abaarta Ka Soo Cararay?

Afarti sano ee danbeysey gobolada dhaca Waqooyiga iyo bartamaha Soomaaliya ayaan si wanaagsan u helin xiliyada roobka, waxaana dadku marba dhinac ugu hayaamayeen roobab ka da’ayey goboladaas qaarkood. Sanadkii la soo dhaafey ayaa xaaladdu ahayd mid aad u adag oo waxaa in badan oo Soomaaliya ka mid ah seegtey labadii xili ee roobabku di’i jireen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bishii Diseembar 2016 waxaa roobab xoogbadan oo dabaylo wataa ka da’een deegaano hoostaga Bandar Bayla, Xaafuun iyo Iskushuban, waxaana arrintaasi kaliftey in ay halkaas gaaraan reer guuraagii ugu badnaa abid kuwaas oo ka yimid gobolada Sanaag, Togdheer, Sool, Waqooyi Galbeed, Mudug, Nugaal, meel kamid ah Galguduud iyo weliba Kililka shanaad.

Deg Deg Daawo sawiro:Hogaamiyan Somaliland Soosaaray Warqad cafsi Ah!
- May 25, 2017
Maanta Oo Bishi tahay 25 Bisha May waxaa Madaxtooyada maamulka somaliland ka soo baxday ...
Deg Deg Daawo Vdeo::Dagaal Duleedka Gaalkacayo Ku Dhexmaray Galmudug iyo Puntland Khasaare Ka Dhashay iyo Baabur Lagu kala qabsaday
- May 25, 2017
Gaalkacayo{khaatumonews}Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in goor ...
Daawo Video:Faysal Cali Waraabe Oo Sir Culus Ka shifay “Tolaay Yaa Habar yoonis Ah iyo Arrimo Kale!
- May 25, 2017
Hogaamiyaha Xisbiga Ucid ee maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa Goob fagaare ah Ka ...
Daawo Video:Shiinaha Oo Sameeyay Diyaarad Badda Hoos Maraysa
- May 25, 2017
Shirkad laga leeyahay Waddanka Shiinaha ayaa samaysay diyaarad kuwa aan duuliyaha lahayn ee Drone-ta ...
Deg Deg Daawo Video:Xubno Puntland Ah Oo ka Hadlay Safarka Madaxweyne Cali Khaliif Galaydh Hargeisa!
- May 25, 2017