dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Rag Isku Galmooday Oo Al shabaab Toogatay iyo Magacyadda Ragaasi

Al-Shabaab ayaa meel fagaare ah ku toogtay sedex dhalinyaro ah magaalada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubada Dhexe, kadib markii maxkamadi ay sheegtay inay ku heshay danbiyo isugu jira galmo sharci daro ah iyo basaasnimo.

 
Labo wiil oo lagu kala magacaabo Isxaaq Abshirow oo 20 jir ah iyo Cabdirisaq Sheekh Cali oo 15 jir ah ayay maxkamdu sheegtay in lagu helay danbi ah in ay isu galmoodeen, sidaas daraadeedna dil lagu xukumay, iyadoo galinkii danbana meel fagaare ah lagu toogtay.

 
Sidoo kale isla fagaarahaasi waxaa lagu toogtay Siciid Maxamad Cali, oo ay maxkamadda Al-shabaab sheegtay in lagu helay danbi ah inuu ka tirsanaa sirdoon ay tababareen ciidamada Itoobiya ee jooga Soomaaliya.

Loading...

Daawo sawiro:Laga Qaaday Kooxda Cali iyo Murugada Ka Muuqata.
- Oct 21, 2017
Shabakada Caalamiga Ah Ee Khaatumonews Waxay Halkan Idiin Ku Soo Bandhigaysa Sawiro Si Gaar ...
Deg Deg Daawo Video:5 Qodob Oo Shirkii Caynaba Ka Soo Baxay Uguna Horeeso Somaliland oo Mid ah iyo Ciidanka Cali khaliif oo lagu Daro Kuwa SNM.
- Oct 20, 2017
Waxaa Caawa Magaalada Caynaba Ku Soo Xidhmay shirkii Gugaanadka U Ahaa Wadahadal Mudo sanad ...
Deg Deg Daawo sawiro:Maxaa Maanta Ka dhacay Isgoyska Zoobe.
- Oct 20, 2017
Boqolaal qof oo ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta salaadii Jimcaha ...
Deg Deg Daawo Video:Maamulka Khaatumo Shaaciyay Wakhtiga Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka La Qabanaayo.
- Oct 20, 2017
Gudiga Doorashada Madaxweyne Ku xigeenka maamulka khaatumo ayaa maanta shir Ku Qabtay Magaalada Buuhoodle ...
Daawo:Amin Arts Oo Sawir Murugo Badan Soo Bandhigay.
- Oct 20, 2017