dahabshiil

Deg Deg:Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo iyo Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Masuuliyiin kale u Duulay Denmark

Waxaa saakey ka anbabaxay Uk wefti uu hogaaminaayo madaxweyne ku xigeenka dawlada khaatumo mudane cabdul cagaluule.

 

Safarka madaxweynaha iyo wefiga lasocda ayaa ah mid ku wajahan Denmark halkaasi oo jaaliyadda khaatumo ee wadankaasi ay kula dabaal dagayaan sanad guuradii shanaad ee khaatumo ka dhici doonta maalinta bari ah 12 bisha koobaad hadii alle idmo.

 

Madaxweyne ku xigeenka khaatumo safarka waxaa ku wehelinaayay wasiirka arrimaha dibada maxamuud ismaacil shabac  iyo xubin kamid ah qurba joogta khaatumo Uk maxamuud Elmi Dhuuto.

Deg Deg Daawo sawiro:Hogaamiyan Somaliland Soosaaray Warqad cafsi Ah!
- May 25, 2017
Maanta Oo Bishi tahay 25 Bisha May waxaa Madaxtooyada maamulka somaliland ka soo baxday ...
Deg Deg Daawo Vdeo::Dagaal Duleedka Gaalkacayo Ku Dhexmaray Galmudug iyo Puntland Khasaare Ka Dhashay iyo Baabur Lagu kala qabsaday
- May 25, 2017
Gaalkacayo{khaatumonews}Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in goor ...
Daawo Video:Faysal Cali Waraabe Oo Sir Culus Ka shifay “Tolaay Yaa Habar yoonis Ah iyo Arrimo Kale!
- May 25, 2017
Hogaamiyaha Xisbiga Ucid ee maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa Goob fagaare ah Ka ...
Daawo Video:Shiinaha Oo Sameeyay Diyaarad Badda Hoos Maraysa
- May 25, 2017
Shirkad laga leeyahay Waddanka Shiinaha ayaa samaysay diyaarad kuwa aan duuliyaha lahayn ee Drone-ta ...
Deg Deg Daawo Video:Xubno Puntland Ah Oo ka Hadlay Safarka Madaxweyne Cali Khaliif Galaydh Hargeisa!
- May 25, 2017