dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Kulan Ay sheegen Musharixiin Faro Badan Oo Ka Dhacay Xamar iyo Qodobo ka Soo Baxay

Waxaa magaalada muqdisho caasimada soomaaliya ka dhacay kulan balaadhan oo ay qabten golaha ay ku midaysan yihiin musharixiinta u tartamaaya xilka madaxwynaha soomaliya marka laga reebo musharixiinta dawlada wakhtigeedu dhamaaday ka tirsan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Golaha musharixiinta ayaa soo saaray qodobo ay uga hadlayaan xaalada soomaaliya isbadalka siyasadeed iyagoona beesha caalamka iyo dawladaha qaar uga digay in ay la saftan ama muujiyan taageero gaar ah ay siinayan musharixiinta qaar.

Daawo sawiro:Deeq La Gaadhsiiyay Dadka Abaaraysan Ee Degmada Widh Widh
- Mar 23, 2017
Widhwidh{khaatumonews} waxaa dmagalaada  widh widh iyo baadiyaheeda laga qeybiyay raashin ka yimid wadanka kuwait ...
Daawo Video:Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soodhaweeyey 21 Madhfac Daawo Nairobi?
- Mar 23, 2017
Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ee wadanka ...
Wadahadalada Galaydh Iyo Waayihii Wang Jingwei: Wadeeco Mise Wanaag Siyaasaddeed?. Qalinkii: Aadan Jaamac Oogle “Aadan Xabeeb”.
- Mar 23, 2017
Magaca Eebbe ee Deexda Dulleed iyo tan Gaarahaaneed Uumiyihiisa ugu deeqa, ayaa aan Qormadan ...
Daawo Video::Heestii Ugu Qosolka Badneed Kulaha””Nin Qaaliyaan Moodane Ma Qooto Qootay Ku Siiyen
- Mar 23, 2017
Waxaanu halkan idiin ku soo bandhigayna muqaal qosol badan majaajilaystayaal reer burco ah oo ...
Deg Deg Daawo Video:Ubax Cabdi Olol Oo Runta U Sheegtay Shuftada Isku Bahaysatay Burburka Khaatumo
- Mar 23, 2017
Ubax cabdi olol oo kamid ah saraakiisha sar sare khaatumo laf dhabarta u ah ...