dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video Xasan Sheikh Oo Isagoo Qoslaya Ka Hadlay Doorashadii Jawaari

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Xildhibaanadda Baarlmaanka Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya sida hufnaanta leh ee ay u dhacday doorashadii Guddoomiyaha Baarlmaanka ee Soomaaliya ee uu ku guuleeystay Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku ammaanay musharaxiintii kale ee tartaranka ka qeyb gashay sida kartida dheeraadka ah ee ay u aqbaleen natiijada doorashadii guddoomiyaha Baarlmaanka ee maanta dhacday.

 
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin cid laga adkaaday iyo cid adkaatay, isaga oo sheegay in Baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ay guuleysteen.

 
Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahad-celiyey ciidamada Qalabka sida si adag u sugaya ammaanka magaalada iyo guud ahaanba dalka xili lagu jiro xili adag oo ay doorashooyin dhacayaan.

Loading...

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Turkiga Oo Diyaarad Ciidan Ah Soomaaliya Usoo Diray,
- Oct 15, 2017
Madaxwayne Erdugan ayaa Amar ku bixiyay in Diyaarad Kuwa Ciidanka Gargaar Caafimaad Sida loo ...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka baaqday safar dalka Turkiga ah
- Oct 15, 2017
Muqdisho, 15 October 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Farmaajo Oo Dul Istaagay Goobtii Shalay Lagu Hoobtay,
- Oct 15, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdilaahi Farmaajo Ayaa safar Lug, Ah ku Tegay Goobtii Shalay Qaraxa ...
War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay In Sadex Maalin Calanka Soomaaliya Hoos Loo Dhigay.
- Oct 15, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ku dhawaaqay 3 maalmood ...
Deg Deg Daawo Video:Raysal Wasaare Khayre Oo Afka Furtay Kana Hadlay Qaraxii Muqdisho,
- Oct 15, 2017
Muqdisho[Khaatumonews}Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku ...