dahabshiil
Loading...

Daawo Video::Koox Ku Shirtay Uk Oo sheegtay In ay Taageerayan Cidkasta Oo Cadow ku Ah Khaatumo

Waxaa magaalada London gaar ahaan galbeedka LOnodn shir ku qabtay koox ka kooban 9 qof oo ah mucaaradka khaatumo ku sugan wadankaasi islamarkaana ka soo kala jeeda siyasadaha Garoowe iyo hargeisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kooxdan tirada yar ayaa  dhaliil ula soo kacday dawlada khaatumo iyo madaxda khaatumo kuna dhaliilay wadahadalka Khaatumo iyo snm.

 

dhinaca kale waxay sheegen in ay taageerayaan koofiyad baclayaashi tuulada higalada ku shiray ee isaga kala yimid deegaanada snm iyo maamulka garoowe ka taliyo.

 

Si kastaba ha ahaate kooxdan xasaradu isugu keentay Uk ayaa sheegay in ay garab taagan yihin cidkasta oo mucaarad ama cadow ku ah khaatumo.madaxda khaatumo.

Loading...

Daawo Video:Qosolka Askari Muqaal Qosol leh ka Sameeyay Alshabab.
- Oct 16, 2017
Waxaanu Halkan Idiin Ku Soo Bandhigayna Muqaal Qosol Badan Askari kamid ah Ciidanka Qaranka ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Galmudug Oo Si yaab leh Uga Hadlay Qaraxii xamar”Khilaafkii Noo Dhexeeyay Dawladda Waan Laabay’
- Oct 16, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele xaaf oo shir jaraa id Ku Qabtay Magaalada ...
War Deg Deg Ah:Ciidanka Dawlada Soomaaliya Oo Toogtay Gabadh Isku Soo Maqiiqday.
- Oct 16, 2017
Muqdisho{khaatumonews}Ciidamada Dowladda, ayaa gabadh dhalinyaro ahayd ku dilay Isgoyska Zoope ee Magaalada Muqdisho, Ciidan fara-badan ...
Daawo Video:Calaacalka Horgalada Rash-ka iyo Galaydh Oo Shacabka khaatumo Ku Leh ‘Na Ogolaada Aan Idiin Hogaamine”
- Oct 16, 2017
Kooxdii Soomaali Diidka Ahayd ee Gabalkoodu  Dhacay Horgal Galaydh iy Horgal Rashka ayaa Booqday ...
Daawo Video:Ciidanka U Gurmanaaya Dhaawacyada Oo Hees Qiiro leh Ku Dhuftay,
- Oct 16, 2017