dahabshiil

DAAWO VIDEO DEG DEG:Suldaan wabar Oo mar kale dagaal Soomaliland ka Dhan Bilaabay,Itoobiya Tageero Ka Helay

Suldaan Abubakar wabar Oo mudo Warbaahinta Ka Maqnaa Ayaa mar Kale Soo Cusboonaysiyey dagaalada Uu kula Jiro maamulka Soomaliland,markii Uu dhawaan kasoo laabtay dalka Maraykanka Oo Uu mudo ka Maqnaa.

Saraakiisha Soomaliland Ayaa Sheegay Inuu xadka Dowlad Deegaanka Ka bilaabay Dhaq Dhaqaq Xoogan Isagoona Markii Danbe Dib Ugu laabtay  Jigjiga Iyo Dowlad Degaanka Itoobiya.

Halkani Riix Video Muqaalka

Mudo Badan Ayaa Waxa  la Hadal hayey Inuu suldaan wabar tageero badan ka Helo  Dowlada Itoobiya Isagoona Dagaalo kala Gadisan la Galay Soomaliland.