dahabshiil
Loading...

WAR DEG-DEG AH: DAAWO VIDEO Af-gambi La Rabay in Lagu Rido Dawladda Turkiga oo Dhicisoobay Xalay + Wacdarihii Shacabka Turkiga + Khudbaddii Madaxweynaha + Khasaaraha Ka Dhashay?

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah u cadeeyay inuu fashilmay inqilaabkii Milatari ee koox ka mid ah milatariga dalkiisu sameeyeen, waxaanu u mahad naqay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

shacabkadalkiisa ah oo is hor taagay inqilaabkaas fashilmay, waxa kale oo uu ka hadlay sida xukuumadiisu uga hawl galidoonto, ciidamadii iyo saraakiishii fuliyay.
Erdogan ayaa si adag u canbaareeyay ciidamada Hubkii ay shacabka ku diifaaci lahaayeen kula dagaalamay, kuna
wax yeeleeyay, haddaba khudbadiisi uu shacabka dalkiisa u jeediyay oo dhamaywax

Loading...

Deg Deg Dhagayso::Madaxweynaha Koonfur galbeed wasiiro Magacaabay
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo ...
War Cusub oo laga helay Qalbi Dhagax, Xaaladiisa iyo Shuruudo Itoobiya Ku Xidhay
- Dec 15, 2017
Warar aan ka helnay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in C/kariin ...
XOG Laga Helay Xadhiga Xaglo Toosiye. Iyo Talada Cali khaliif Galaydh.
- Dec 15, 2017
Shabakada Caalamiga ah ee Khaatumo news waxaa ay Dhabo gal Siyaasadeed iyo Xog Ururin ...
Deg Deg:Maraykanka Oo Madaxa Isku Galiyay Iiraan & Sacuudiga
- Dec 15, 2017
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobe Nikki Haley,ayaa soo bandhigtay wax ay sheegtay ...
War Deg Deg Ah:Daawo Video:Dagaal Dhexmaray Muuse Biixi iyo Xaglo Toosiye, iyo xaglo Xidhan.
- Dec 15, 2017
Sidaanu Hore Idiin Kusoo Gudbinay waxaa Magaalada Burco lagu Xidhay Laba baabur oo ay ...