dahabshiil
Loading...

Daawo sawiro: Aad u Qurux Badan Caasimada Soomaaliya Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa ka bogsaneysa dhibaatooyinkii ay soo martay dhowrkii sano ee lasoo dhaafay.

 

Bilicda magaalada Muqdisho, ayaa inbadan ka duwan bilicyadii hore looga bartay waxa ayna hada ku dhiiraneysa magaalada Muqdisho inay buuxiso booskii hore ee lagu garan jiray dhowr sano ka hor.

 

Waxaa si aad usii dhismaaya goobaha ganacsiga, goobaha lagu qaxweeyo, Goobaha damaashaadka iyo suuqyada yar yar ee laga dukaameysto.

 

Magaalada Muqdisho oo xiliyadii hore laga jiifan jiray xiliga maqribka ayaa waxaa hada dhacda in goobaha qaar ay yihiin kuwo 24saac furan, taasi oo qeyb ka ah Nabada iyo Horumarka ay u talaabeyso magaalada Muqdisho.mqd1mqd2mqd5mqd6mqd7mqd8mqd9

Loading...

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...
Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo u dhoofay Dalka Itoobiya iyo Warar kasoo baxaya
- Jan 16, 2018
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku ...
Shabaab oo Baasuuke la helay Guriga Guddoomiye caan & si dirqi ah uu kaga baxsaday
- Jan 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo ...