dahabshiil

DEG DEG VIDEO + Sawirro Naxdin Leh;- SHacabkii Kabara Kacay Dagaalka Beledweyne oo Qeylo dhaan Ka Soo Yeedhay (DAAWO)

an iyo markii dagaalo ay ka bilowdeen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa haddana waxaa dadka ay dhibaato kala kulmeen fahataado wabiga Shabeele uu ku sameeyay xaafadaha magaalada Beleedweyne.

Shacabka ayaa ka barakacay magaalada iyaga oo ka baqaya biyaha iyo rasaasta maleeshiyaadka magaalada ay isku weydaarsanayaan, waxaana ay dageen duleedka magaalada Beledweyne.

HALKAN KADAWO MUUQAALKA,

Dadka ka bakaracay magaalada Beledweyne ayaa hadda waxaa soo wajahay xaalad kale kadib markii roobaba ay ku da’een deegaanadii ay ku bakaraceen.

HOOS KADAAWO SAWIRRO

Hiiraan1Hiiraan-1Hiiraan2Hiiraan4Hiiraan6Hiiraan7Hiiraan8Hiiraan91Hiiraan93

Daawo Video:Sidii Loo Joojiyay Dagaalkii Buuhoodle Shacab Gacmaha Taagaya Oo Badhtamaha Ugalay Goobta xabadu ka socotey
- Aug 20, 2017
Shabakada caalamiga Khaatumo News waxay halkan idiin ku soo bandhigaysa Muqaal naxdin leh oo ...
Deg Deg Daawo Video:Fanaanad Caan Ah Oo Si Qiiro leh Uga Hadashay Xaalada Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa markii ugu horeesay Dagaalka Nasiib darada  ah ee ka dhacay Buuhoodle ka hadashay ...
Cali khaliif iyo Kooxdiisi Oo Walwal Culus Soo Food Saaray Kuna Dhow Iney Ka Baxan Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa Muran iyo Buuq Hadheeyay Hotelka ay ka dagan yihiin Buuhoodle Xulufada cali khaliif ...
Daawo Video:Xubintii kala Maan Ee KalsanTv Somaliland iyo Puntland Oo imaaraadku Heshisiinaayo.
- Aug 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna muqaalka Xubintii Xiisaha lahayd Ee kala maan oo ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdixakiim Camey Ka Hadalay Dagaalka Buuhoodle.
- Aug 20, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim camey Mr baabul oo warbaahinta maamulka Puntland kula ...