dahabshiil
Loading...

DAAWO VIDEO;- Xasan Qosaalaaye oo Weerar Lagu Qaaday Muuqaal Xiisa Badan oo Laga DUUBAY (DAAWO)

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Waxaa Su’aalo uga yaabsaday Wariye ka howlgala magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Bashle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO,

Madaxwaynaha ayaa waxaa la waydiiyey“Shaqooyin ka banaan Soomaaliya oo qofka laga Rabo inuu ku hadlo AF-AXAARI, Sababta madaxda Soomaalidu ay Caruurtooda ugu dirayaan Qurbaha, Musuq-maasuqa ka taagan Shaqooyinka, Tayo La’aanta Baasaboorka Soomaaliga iyo Hadalkii Madaxwayne Xasan ku sheegay inuu soo celin doono Soomaalida Tahriibta ku galay Talyaaniga ? DAAWO WAXA KALA QABSADAY.

DAAWO WARIYAHA

Loading...

Daawo Video:Hobolada Waaberi Oo Hees Baroor Diiq Ah Dhiiga Dhaqaajinasa Soo Saaray,
- Oct 19, 2017
Hobolada Waabari Ee Magaalada Muqdisho ayaa Hees Baroor  Diiq ah oo Qiiro leh Dhiigana ...
VIDEO+XOG Hoose:Cali khaliif Oo Burco U Baxay Gunaanadkii Ugu Danbeeyay.Balse Aan Reer khaatumo Waxba lagu Yeelin yaase Go’ay
- Oct 19, 2017
Waxaa Magaalada Burco Soo Gaadhay Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo kaaso Kulan Gaar ah ...
Deg Deg Dhagayso:Dawladda Soomaaliya Oo Magacii Ka Badashay Isgoyska Zoobe,Maxaase Loo Bixiyay.
- Oct 19, 2017
Muqdisho}Khaatumonews}Dawladda Soomaaliya Ayaa Magacii Ka Badashay Isgoyskii Zoobe Ee Dhawaan Qaraxa Lagu Hoobtay ka ...
Deg Deg Daawo sawiro:Fool Xumo Ay La Kulmen Dhaawacyadii Dawladda Qatar Geesay Suudaan,
- Oct 18, 2017
Dhaawacyadii Dowlada Qatar ay gaysay Sudaan ayaa xaalkooda laga soo deyrinayaa caafimaad. Mutamayiz Hosbital Lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Farmaajo Gudaha U Galay Banaanbaxayaal Kumanaan ah.
- Oct 18, 2017
Madaxweynaha jamuuriyadda Soomaaliya Maxamed cabdilaahi Farmaajo Ayaa Kumanaan Banaanbaxayaal ah oo Isaga kala yimid ...