dahabshiil

Daawo Video: Qaabkii Madaxweyne Ku Xigeenka Dawaladda Galmudug loogu Soo Dhaweyay Balanbale Iyo Qudbado (Muuqaal)

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Maalmahan ku Sugnaa Waqooyiga Daladda  Galgaduud ayaa Gaadhay Deegaanka Balanbale Halkaasi uu kulamo kala Qaatay Bulshada Deegaankaasi Hadalana Laga Jeediyey Madasha  Soo DHoweynta waftiga Madaxweyne ku Xigeenka Hoos Kadaawo Muuqaalka,

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA.

lll

Deg Deg Video:Shacabka Widhwidh Oo Ku Mudaharaaday Cali Khaliif
- Jun 24, 2017
Kadib Markii uu Magaalada widhwidh soo Gaadhay cali khaliif galaydh waxaa Dhigay Mudaharaad Shacab ...
Daawo Video:Cali khaliif Markuu Widhwidh Yimid ka Gaabsaday In Uu Saxaafada La Hadlo!
- Jun 23, 2017

Cali khaliif iyo Xubnihii la Socday Oo Widhwidh Soo Gaadhay Maxayse Hargeisa iyo Widhwidh Ku Kala Duwan yihiin Labada Somaliland ka talise,
- Jun 23, 2017
23.6,2017,khaatumonews| waxaa Magaalada widhwidh Maanta Duhurnimadii Soo Gaadhay  Xunbihii Baal Maray Dastuurka Khaatumo Ee ...
Deg Deg Daawo Video:Cali KhaliifGalaydh o Iclaamiyay Dagaal Buuhoodle iyo Buuro-Wadal,Sheegayna in Khaatumo Aanay Shardi kaga dhigayn Somaliland Xamar Ku Biira,,
- Jun 23, 2017
Waxaanu Halkan Idiin Ku Soo Bandhigayna Qeyb kale oo kamid ah qudbadii xalay cali ...
Daawo Video:Cismaan Badawi Ka Hadlay Khiyaanada Galaydh yidhina “Weligay Ma arag Gudoomiye Barlamaan Oo Heshiis Saxeexaya!!
- Jun 23, 2017
Cismaan Badawi Oo kamid ah Aqoonyahan Reer khaatumo  Ayaa Ka Hadlay Khiyaanada Heshiiskii Galaydh ...