dahabshiil
Loading...

Daawo Video. Magaalada Berbara oo Laga Saaray Gacantooda Maamulka Siilaanyo iyo Muuqaalka Laga Duubay (DAAWO)

Magaalada Barbara ee Gobolka Waqoyi Galbeed Soomaaliya oo haatan uu ka arimiyo maamul beeleedka Somaliland ayaa Qarka u saaran inay Itobiyanku kaga bataan dadkii magaalada daganaa, dadkani oo u badan Qoomiyadaha Oromada iyo Axmarada ayaa maalinka Jimcaha isugu taga

HALKAN KA DAAWO 

Xeebta magaalada waxaan ka qayliyey shacabka reer bar bara oo sheegay in dalkan uu qabsan doono ethopian oo maanta farahooda kasii baxaya waxayna sheegen inay dadka ethopianka ah ee hada jooga bar bara yihiin 3000 kun oo qof oo ethopian ah waana arin mucjisaa,

xeebta

Loading...

Daawo sawiro:Laga Qaaday Kooxda Cali iyo Murugada Ka Muuqata.
- Oct 21, 2017
Shabakada Caalamiga Ah Ee Khaatumonews Waxay Halkan Idiin Ku Soo Bandhigaysa Sawiro Si Gaar ...
Deg Deg Daawo Video:5 Qodob Oo Shirkii Caynaba Ka Soo Baxay Uguna Horeeso Somaliland oo Mid ah iyo Ciidanka Cali khaliif oo lagu Daro Kuwa SNM.
- Oct 20, 2017
Waxaa Caawa Magaalada Caynaba Ku Soo Xidhmay shirkii Gugaanadka U Ahaa Wadahadal Mudo sanad ...
Deg Deg Daawo sawiro:Maxaa Maanta Ka dhacay Isgoyska Zoobe.
- Oct 20, 2017
Boqolaal qof oo ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta salaadii Jimcaha ...
Deg Deg Daawo Video:Maamulka Khaatumo Shaaciyay Wakhtiga Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka La Qabanaayo.
- Oct 20, 2017
Gudiga Doorashada Madaxweyne Ku xigeenka maamulka khaatumo ayaa maanta shir Ku Qabtay Magaalada Buuhoodle ...
Daawo:Amin Arts Oo Sawir Murugo Badan Soo Bandhigay.
- Oct 20, 2017