dahabshiil

Daawo Muwaadin Reer KHaatumo ah oo Kudhawaaqay in uu Yahy Musharaxa u Taagan in uu Xil Kaqabto Dawaladda Soomaaliya iyo Taariikhdiisa (KA-Boggo)

Murashaxa Cabdiraxmaan Saleeban Dayib (Garaadka) waa oradyahan Dunida Bilado Badan kuso guulaystay isla markaana bilado qiimo badan usoo Hoyay Wadanka Qatar Marki danbena kamida noqday ciyaartay wadanka swedan kadibna Ka noqday tobabare dhinaca oradada wadamada swedan,sudan iyo Jabouti oo uu Hada ka yahay tobabare dhinaca oradada ah .ayaa markan ka dhawaajiyay hankiisa siyaasadeed ee uu mansabyada ugu sareeya dowlada fadaraalka somaliya iyo golaha xildhibaanada inuu marka

Mr garad cabdiraxman oo ka dhawaajiya kuwaaso murashaxa xildhibaan barlamaanka fadaraalka somaliya uu hankiisu yahay isla markana uu hadii uu ku guulaysto jaqadaasi uu hiigsan doono hamigiisa siyaaseed inuu kor usii qaado isagoo talada mar dayibna ay tahay inuu gaadho ilaa madaxa ugu sareeya ee heer madaxwayne .

Murashax xildhibaan cabdiraxmaan xaaji saleeban dayib waa shaqsi dhalinyaro ah  wuxuuna ku dhashay xamar wuxuuna dhalasho ahaan kaso jeeda deegamada ssc hadaba isago murashaxu ka hadlaya hamigiisa siyaaseeded iyo sababta ku dhalisay isago wali dayar inuu kamid noqdo golaha siyaasada somalida ayuu ku sheegay in maanta ay tahay malintii isbadelka waqtiga la joogaana yahay kii dhalinyarada kuwaaso ah qaybta ugu badan ee umada somaliyeed inteeda badan inay tahay dhalinyaro sida darteed

Waa mihiim si loo rumeeyo hamiga dhalinyarada horumarkeeda iyo tusmada qimaynta tusalaha wanaagsan waa in la hela qof dhalinyara oo xaalada dhalinyarada somaliyeed kawarqabta kuwaaso maanta ay tahay maalinti calanka iyo hogaanka taladaba ay mudnayd in loo dhibo halka ugu sareysa ee dalka laga xukumo

Murashax cabdiraxmaan xaaji Dayib waa shaqsi looga bartya horay dadaal dheeri ah karti dacadnimo iyo garasho dheeri ah wuxuuna yahay qof bulshaawi ah oo dadkuna isku mid yahiin waa nin dhalinyara ah oo xaqiijin kaa hadafka maanta uu diirada saaray waxaana arintan siwayn usoo dhameeyay in badan oo dhalinyarada ah oo ku raacday go,aanka garshada mudan ee murashax cabdiraxmaan qaatay.

JAQA3

JAQAAR8

JAQAAR4

JAQ2

Daawo Video:Sidii Loo Joojiyay Dagaalkii Buuhoodle Shacab Gacmaha Taagaya Oo Badhtamaha Ugalay Goobta xabadu ka socotey
- Aug 20, 2017
Shabakada caalamiga Khaatumo News waxay halkan idiin ku soo bandhigaysa Muqaal naxdin leh oo ...
Deg Deg Daawo Video:Fanaanad Caan Ah Oo Si Qiiro leh Uga Hadashay Xaalada Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa markii ugu horeesay Dagaalka Nasiib darada  ah ee ka dhacay Buuhoodle ka hadashay ...
Cali khaliif iyo Kooxdiisi Oo Walwal Culus Soo Food Saaray Kuna Dhow Iney Ka Baxan Buuhoodle
- Aug 20, 2017
Waxaa Muran iyo Buuq Hadheeyay Hotelka ay ka dagan yihiin Buuhoodle Xulufada cali khaliif ...
Daawo Video:Xubintii kala Maan Ee KalsanTv Somaliland iyo Puntland Oo imaaraadku Heshisiinaayo.
- Aug 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna muqaalka Xubintii Xiisaha lahayd Ee kala maan oo ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdixakiim Camey Ka Hadalay Dagaalka Buuhoodle.
- Aug 20, 2017
Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim camey Mr baabul oo warbaahinta maamulka Puntland kula ...