dahabshiil
Loading...

DEG DEG VIDEO Maamulka KHaatumo oo Shir Qabtay oo Sheegay in Dagaalku Sii Xoogaysanayo (MUUQAAL)

Maamulka KHaatumo ayaa ka  Hadlay dagaalkii ay dhowaan ku Qaadeen Magaalaada  Laascaanood iyo Waliba Tacadiga  Maamulka Siilaanyo Ku Hayo SHacabka Reer Khaatumo ee ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Sidoo Kalana Waxaa ay Wacad Kumareen in Maleeshiyadka Beesha Isaaq Dagaalka Lagu hayo aan Laga Dabcin Doonin Dagaalka Maamulka Siilaanyo iyo Maamulka KHaatumo Ka DHeexeeya.Hadaba Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka khaatumo oo shir ku  Qabtay Magaalada Buuhoodlle ayaa Si Qoto DHeer ugu Hadalay ka hadlay Dhibaatada maleeshiyaadka maamulka Somaliland, ay ku hayaan shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,

HALKAN KA DAAWO VIDEO,

iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay Magaaladaas.

Xildhibaan C.shukri Yuusuf Cabdi iyo Xildhibaan Yaasiin Axmed Cali ayaa ugu horayn  Fariin u diray Shacabka Laascaanood, Sidoo kalana Xildhibaanada ayaa sheegay in maleeshiyaadka soo duulay Hadii la dilo ay yihiin  Daalimiin Waxayna sheegeen inuu maamulka Khaatumo Xoojin Doono dagaalka ka dhanka ah maamulka Soomalidiidka ah ee Beesha Iidoor Ku Midaysan Yihiin.

daawo xildh

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Garoonka Diyaaradaha Buuhoodle Oo Balaadhin Lagu Wado.
- Oct 20, 2017
Ganacsatada  Deegaanka Buuhoodle Ayaa Bilowday Balaadhin Xoog Leh Oo ay Ku samaynayaan Madaarka Diyaaradaha ...
Daawo sawirka-Todobaadka Cali khaliif iyo Cagalule.
- Oct 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin Ku soo Nandhigay Muqaalka sawirka Todobaadka. Madaxweynihii Hore khaatumo cali khaliif Oo ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Cali khaliif Caawa Caynabo lagu Soodhaweeyay iyo Siilaanyo Laascaanood Ku Hoyday.
- Oct 19, 2017
Madaxweynihii Hore Khaatumo Prof Cali Khaliiif Galaydh Iyo Wefti Uu Horkacayo Ayaa Gaadhay Magaalada ...
Deg Deg Daawo Video:Maamulka SNM Oo Ku Dhawaaqay Wakhiga Arrin Dagaal Khaatumo iyo SNM Keenasa.
- Oct 19, 2017
Maamulka SNM Gaar ahaan Gudiga Doorashada Maamulka SNM Ayaa  caawa warbaahinta kula hadlay Hargeisa ...
Daawo Video:Faysal Cali Waraabe”Dadkeenan Qashinka Hargeisa Buuxiyay Iska Guri Waayay Miyaa Ictiraaf Raadin kara’
- Oct 19, 2017
Faysal cali waraabe Gudoomiyaha Xisbiga  UCID  Ee Maamulka SNM oo Magaalada Hargeisa Maanta Socod ...