dahabshiil
Loading...

Daawo Sawirro;-Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo khudbad Ku saabsan horumarka Soomaaliya ka jeediyey jaamacadda London (DAAWO)

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa khudbad dheer oo ka hadlaysa horumarka Soomaaliya ka jeediyey machadka dhaqaalaha ee magaalada London LSE, iyo Jaamacada London qeybteeda Africa ee magaceeda loosoo gaabiyo SOAS.Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar kamida arrdayda Soomaaliyeed ee waxkabarta Jaamacada magaalada London, diblomaasiyiin iyo dadwayne kale oo danaynayey inay wax ka ogaadaan xaalada dalka Soomaaliya Marayso.

Wasiir Hadliye, ayaa dhinacyo badan ka taabtay horumarka iyo dib-u-dhiska balaadhan ee Soomaaliya ay ku talaabsanaysay mudooyinkii u dambeyeeyey “Soomaaliya waxay in badan caalamka ka taagnayd meel koone ah hada waxaa muuqatay inay kusoo darsantay caalamka kale, Soomaaliya waxay horumar balaadhan ka samysay dhinacyada amniga, dhaqaalaha, siyaadasa dibada, waxaanay 20 sano kadib yeelatay saaxiibo ay kamid yihiin wadamada ugu xooga badan caalamka”.

Gabogabadii kulamadan ayaa wasiirka waxaa su’aalo laga weydiiyey xaaladaha kala duwan ee ka jira dalka, iyo qorshaha dawlada ee wakhtiga dhow, isagoo wasiirkii uga jawaabay dhammaan dadkii su’aalaha la weydiiyey.

IMG_0189IMG_0208IMG_0209IMG_0210IMG_0214IMG_0217IMG_0236IMG_0239IMG_0241IMG_0254IMG_0291IMG_0293IMG_0297

Loading...

War Deg Deg Ah:Baabur Buuhoodle Ka Baxay Oo Dhacay iyo Dad Badan Oo Ku Dhintay(Akhriso.
- Oct 17, 2017
Shil Gaadh oo dad Badan Ku dhinten ayaa ka dhacay inta udhaxaysa Magaalada Buuhoodle ...
Deg Deg Daawo Video::C/wali Gaas Sadex Bari kadib Qaraxii Zoope Ka Hadlay Kuna Dhawaaqay Diyaarad Gargaar Ah
- Oct 17, 2017
Hogaamiyaha Maamulka Puntland C/wali maxamed cali gaas oo Ka Fadhiyi Waayay Dhaliisha iyo Dareenka ...
Deg Deg Daawo Video::Shir Ka Dhacay Madaxtooyadda Hargeisa iyo Dagaal laga Cabsi Qabo.
- Oct 17, 2017
Xili Mudo kooban oo Bil Ahi ay Ka Hadhsan tahay Doorashada maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Video:Mudaharaadkii Ka Dhacay laascaanood iyo hadalo Qiiro leh
- Oct 17, 2017

Deg Deg Daawo Sawiro:Baroor Diiqda Laascaanood Ka Dhacday Maxay Kaga Duwan Tahay Kuwa Gobolada kale Yaab Daawo,
- Oct 17, 2017
Magaalada laascaanodo Waxaa Ku Nool Shacab Damiir leh oo Inta Badan Soomaali-nimadu tahay Asal ...