dahabshiil
Loading...

(Video) Dr Axmed Jamaac Ismaaciil Mire Oo Soo Bandhigay Buug Xawilaada Bandhigyada

Dr Axmed Jamaac Ismaaciil Mire oo ah hormuudka Kulliyada Shareecada ee Jaamacada Nugaaal magaalada laascaanood  ayaa soo bandhigay buugiisa uu ka qaatay Shahadada PhD Jaamacada Islaimic University Almadiina .

Buugan oo loogu magac daray : Xawilaada Bandhigyada ee Lacagaha Jeegaga iyo Axkaamta Sharciga waxaana Munaasibad Siwayn Looso Agaasimay Oo lagu Qabtay Hoolka Jamacada Nugaal oo ay ka soo qayb galeen culimaa’udiinka gobolka, aqoonyahao , dhakhaatiir , macalliiinta Jaamacadaha , Odoyaal , Ardayda jjaamacadaga iyo dugsiyada sare ,gudoomiyayaasha Jaamacadaha , ganacastada , masuuliyiinta shirkadaha iyo xawaaladaha gobolka Sool ,

 Halkan Ka Daawo

12791103_888592937904568_266659379682811741_n (1)  12798930_888592737904588_8652680091296390974_n (1) 12798930_888592737904588_8652680091296390974_n 12800186_888593611237834_1434106983127770414_n 12801644_888593661237829_1490654456963201397_n 12802855_888593281237867_9135591306515511833_n 12814147_888593367904525_662699334798248388_n 12821495_888593031237892_2855343230380397724_n

Loading...

DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...
Deg Deg Daawo::Buuhoodle Oo Lagu Soodhaweeyay Garaad Cabdirashiid Wacdaraha Ka dhacay,
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Xarunta gobolka cayn garaad cabdirashiid Cismaan waraabe dheere ...
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...