dahabshiil
Loading...

(Video) Khaatumo Oo Duleedka Xudun Shir Jaraaid Ku Qabatay……………

wasiiru dawlaha amniga maamulka khaatumo faysal falaalulg iyo xidhibaano ka tirsan maamulka khaatumo ayaa indha indhayn ku sameeyay goobaha ay maamulka Somaliland ka baarayeen macdanta oo u dhaw degmada xudun ee gobolka sool.

 

kulankan oo wasiiru dawlaha ay weheliyeen xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan ciimada Maamulka khaatumo ayaa looga arinsanayay sida looga hortagi lahaa ciidamada iyo maamulka Somaliland faragalinta ay ku hayaan qeybo kamid ah dhulka khaatumo oo ay ka Baarayeen Dhawaanahanba Macdan.

Halkan Ka Daawo

Loading...

Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Galaydh Oo Hargaysa Kusoo hungoobay Rabana inuu fursad Kale ka Abaabulo beeshiisa
- Jan 16, 2018
Degaanka kalabaydh ee gobolka sool ayaa lagu soo dhaweyay Dr Cali Khaliif Galaydh Oo ...
DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...